Shirka Wadahadalka Somaliya iyo Somaliland:

Madaxweynaha Somaliloand Muse Biixi Ayaa Maanta Kala hadlay Labada xisbi siyaasadeed ee Dalkiisa Shirka wadahadalka Labada Dal ee Soomaaliya Iyo Somaliland, Sidaasna waxaa Sheegay Gudoomiyaha isbiga Siyaasiga ee Waddani C/raxmaan Ciro , Maruu madaxweynuhu isugu yeedhay xisbiyada Mucaaradka siday uga wada xaajoodaan Qabsoomida doorashooyinka Golaha Baarlamaanka,
Sidoo kale Madaxa Qaramada midoobey uqaabilsan arimaha Somaliya iyo Somaliland Michael Keating ayaa isaguna sheegay inuu bilaabmi doono shirkii wadahadalka labada dal ee Soomaaliya iyo Somalinad dhowaantan sidoo kalena ay labada dhinacba diyaar uyihiin wadahadalka. sidaasna waxuu sheegay maruu warbixin siinayey shir ay yeesheen UN Security Council.