Dayaxgacmeedkii Ugu Casrisanaa Dunida Oo China Cirka Udirtay:

Wadanka China ayaa kuguuleystay Qabarsanaaciga Tianzhou-1 iney kulamaaneeyaah Qabarsanaacigii kahoreeyey ee Tianzhou-2, kasoo noqonaya qabarsanaacigii ugu horeeyey ee iswada oo dunidu udirto circa tan iyo taariikhda lkayaqaan,
Tianzhou-1 ayaa ah aaladii qabarsanaaciga ee ugu horeysay ee wadanka China Kuguuleysto, kaasoo hawada sare caga dhigtay maalintii khamiistii lasoo dhaafay, isagoo markiisii hore kakicitimay Wenchang Space Launch Center in south China’s Hainan Province, sidaasna waxaa sheegay wakaalada wararka ee Xinhua news agency.
Lamaaneynta labadan Qabar-Sanaaci ayaa Hirgashay Gooro abaarihii, 12:23pm ee maanta (04:23 GMT), waxaana laguwadaa iney Laba qorshe (aaladood) oo kale lawado oo lagu lamaaneyn doono Tianzhou-1’s mission, oo ujeedada ugu weyn ee Mashruucana uu ahaa sida ugu dhaqsiinyaha badan ee aalado kale loogu lamaaneyn karo qabarsanaaciga Tianzhou-1.
Qabarsanaacigan Cusub ayaa waxaa uu kakoobnaa ilaa iyo 6 Tones oo isugu jira, Qalab lagu casriyeynayo dayaxgacmeedkii kahoreeyey, iyo qalabkale oo sameyn doona daraasaad cilmiyeed, Wadanka China ayaa isagu Wata Mashaariicda horumarineed ee kutakhalusa Culuunta iyo Horumarka Khabar-Sanaaciga, Halka Wadamada kale ee dunidu leeyihiin iskaashi caalamiya Marka loo eego culuunta cirbixiyeenka,