Halkan hoose ka daawo Aas Qaran oo loo sameeyey UGaas Cabdillahi Ciise Nuur oo lagu aasay magaalada Boocame ee Gobolka Sool, waxaa ka soo qayb galay aaskaas masuuliyiin ka kala socda Somaliland iyo Puntland.
comments