Halkan hoose ka daawo odoyaasha iyo shaqsiyaadka ku ugaadhsada inay matalaan Somaliland oo qaata kuraasta loo qoondeeyo ayaa markale sheegey inay inaanay ka qayb galeen doorashada soo socota hadii aan la siin saamigii ay xaqa u lahaayeen ee mar hore la siiyey ee hadana qaar laga la noqdey.