Daawo: Gudoomiye ku Xigeenka Barlamanka Somaliland oo lagu Soo Dhaweeyey Laascaanood
Halkan ka daawo Gudoomiye u Xigeenka Golaha Wakiilada oo si weyn loogu soo dhaweeyey Magaalada Laascaanood, safarkan ayaa ah mid kadis ah isla markaana ku aadan isbedelka siyaasadeed ee k soo cusboonaaday gobolka Sool.