Dhulgariirkan oo cabirkiisu yahay 6.2. Meeshii uu dhulgariirka ka dhacay ayaa u dhawayd magaalada Norcia oo u dhow Perugia.
Dhismayaal ayaa dumay dad badan ayaa ku dhintey oo gaaraya ilaa 40 inta hada la ogyahay, wali wuu socdaa gurmadka dad badan ayaa la layahay
Duqa magaalada Amatrice ayaa sheegay in cod laga maqlayo burburka, dadkana in loo gurmanayo hal hal.
Gobolka Umbria, Lazio iyo Marche ayaa caan ku ah dalxiiska, waxaana jooga meesha dalxiisayaal badan waqtiga dalxiiska.
Halkan hoose ka daawo muuqaal ka