
Beelweynta Hawiye oo ka soo Horjeestey Habka Doorashooyinka loo qaban doono
Halkan hoose ka akhriso go’aamadii ka soo baxay shir ay beelaha Hawiye ku lahaayeen Magaalada Muqdisho, shirkan oo ay ka soo qayb galeen Siyaasiyiin, aqoonyahano iyo waxgarad ka soo kala jeeda beelaha hawiye isla markaana waxa uu shirku ku saabsanaa aaya ka tashiga beelaha Hawiye, go’aamadii ka soo baxay shirkaas waxay ka soo horjeesteen nidaamka doorashooyinka loo wado ee lagu qaybsaday maamul goboleedyada, oo ay u arkaan inay iyagu dulmanyihiin gobolada qaarna aan maamul goboleed ka dhismin.
Hadaba waa kuwan go’aamadii ka soo baxay shirka.