Xisbiyada Somaliland oo ku kala Aragti Duwanaaday Go’aankii Madaxweynaha ee Doorashada Baarlamaanka Dib loogu Dhigey

00 Xisbiyada mucaaradka, ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay go’aankii madaxweynaha ka soo baxay ee lagu kala qaaday labaddii doorasho ee is barkanayd. Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa si taxadar ku jiro usoo dhoweeyey go’aanka madaxweynaha, isla markaana shuruud ku xidhay muddo kordhin loo sameeyey golaha Wakiiladda, waxaanu soojeediyey in gudoomiyaha golaha Wakiiladda meesha ka baxa oo uu u hadho xisbigiisa WADANI. Sidoo kale, xisbiga mucaaradka ah ee WADANI ayaa ka soo horjeestay muddo kordhinta loo sameeyey golaha Wakiilada iyo kala qaadista doorashooyinka qorshuhu ahaa inay mar wada dhacaan. Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani, Maxamed Cabdullaahi Uur-cadde, ayaa … Continue reading Xisbiyada Somaliland oo ku kala Aragti Duwanaaday Go’aankii Madaxweynaha ee Doorashada Baarlamaanka Dib loogu Dhigey