(UK-Somaliland) Axmed Silaanyo OO Safar kutahay Cariga Ingiriiska:

Last Updated on
Saaka ayaa waxaa Madaxweynaha Somaliland Axmed Silanyo Safar- gaara Ugu baxay Dalka Ingiriiska Waxaan safarkiisan ku wehelinayey Marwada Qaranka, safarkan ayaa ah mid khaas u ah Madaxweynaha iyo Marwadiisa, waa sidii sheegay afayeenka Madaxtooyadau Maruu saxaafada u waramayey, Dhinaca kale Madaxweynaha ayaan la saadaalin karin Arimaha uu u gu baxayo wadanka ingiriiska iyadoo aaney jirin xaalad siyaasadeed ama xamaasad siyaasadeed oo ka dhex aloosan Wadanka ingiriiska iyo Somaliland, afayeenka waxaa hadaladiisa ka mid ahaa,