turkiga oo duqeyn balaadhan ugeystey Deegaanada Jabhadaha Mucaaradka ee YPG “Syrian Kurds in Afrin”

00 Ankara waxay cadeysay in xalkeedu noqdey ineytalaabo milatari kaqaado jabhadaha mucaaradka ee Kurdishka islamarkaana fadhiisinkoodu yahay xaduuda Syria ay wadaagan ee Afrin, sidaasna waxaa sheegay wasiirka difaaca ee Turkiga isgoo intaa kudaray iney bilaabeen gantaalo ay ku duqeynayaan goobaha Afrin ee fadhiisimada u ah mucaaradka Kurdishka YPG, sidoo kale Turkiga ayaa wada wada xaajood talo-bina oo dhexmartey wadanka xulufada la ah ee Russia sida uu sheegay Nurettin Canikl maruu maanta u waramayey saxaafada. dhinacakale wararka ay qorayaan saxaafada Turkiga ee Anadolu in ilaa iyo toban hoobiye lala beegsadey goobo bartilmaameedyo kamida gobolka Afrin ah oo ay dagenyihiin maleeshiyaadka Kurdishka … Continue reading turkiga oo duqeyn balaadhan ugeystey Deegaanada Jabhadaha Mucaaradka ee YPG “Syrian Kurds in Afrin”