Sadex Kamida Askarta Yuhuuda oo lagu Toogtey……

Last Updated on
Xaduuda u dhaxeysa Israel iyo West Bank ayaa toogasho lagu dilay Askarta Amaanka xaduuda Isreal, toogashada sadexdan askari ayaa lasheegayaa iney kadhacday Har Adar oo kamida dhulka Falastiniyiinta ee Yuhuudu kawado dhismaha deegssmeynta dadka Yahuuda Isra’il , oo ah Gidaarka lagu hor joogo Falastiniyiintii dhulka lahaa, iyadoo Dowlada Isra’il ay Marinkaa xaduuda Furaan todobadii cashaba Mar oo looga jeedo iney soo galaan xoogsatada shaqo doonka Falastiniyiinta, oo iyagu kashaqeeya dhismaha ay yuhuudu kawado dhulkooda. Sidaasna Waxaa sheegay Muuqaal baahiyaha CNN