Milatariga Syria oo Dib-Gacanta ugu Dhigay Magaalooyinka Deir ez-Zor, Kadib Mudo Sadex Sanadooda

Last Updated on
Waa Markii ugu horeysey ee ay cagta soo galiyaan ciidamada Syria Gobolka Deir ez-Zor, tan iyo mudo sadex sanadooda oo ay katalinayeen Maleeshiyaadka Argagixisada ISIS, Guulahan ay gaadheen Milatariga Dowlada Syria ayaa ah mid ay taakuleyn weyn kahelayeen diyaaradaha Dagaalka ee Ruushka oo iyaga kadhinac dagaalamayeey milatariga Syria. Gobolka Deir ez-Zor ayaa ahaa Goobihii ugu danbeeyey ee Maleeshiyaadka ISIS xoogoodu katalinayeen in mudo ah, Sidookale Deir ez-Zor ayaa ahaa meel saldhig milatariga ciidamada Cirka Syria ay ku lahaayeen.
Duulaankan ay Milatariga dawlada Syria ay kula wareegeyso Maamulka goblka Deir ez-Zor, ayaa bilaabmay bishii lasoodhaafay, waxaa maleeshiyaadka ISIS ka mudaba lagu hayey weeraraho xaga cirka ah, oo ay ku hayeen diyaaradaha Rushka ee ladagaalama argagixisada Syria ee ISIS. Sidoo kale Deir ez-Zor ayaa kamida goobaha shiidaalka ugu badan ee wadanka Syria, iyadoo ay jiraan Goobo kale oo hadeer maamulka dowlada syria ay kataliyaan , sidaasna waxaa sheegay Muuqbaahiyaha ay leedahay Dowlada Syria. Dowlada Syria ayaa dunida ugu baaqdey iney gargaar cunto iyo doawo isugu jira lasoo gaadhaan shacabka magaalada Deir ez-Zor, sidookale wadanka Rushka ayaa isaguna gargaar cunto iyo dawooyin isugu jira udirey maatida ku tabaaleysan gobolka Deir ez-
‘Suffering in darkness’: No electricity, no diesel and no gas during ISIS siege in Deir ez-Zor – governor https://t.co/41Z6Q1wqfl pic.twitter.com/t1UzoIjqEv
— RT (@RT_com) September 7, 2017
dhinaca kale milatariga Syria ayaa dib ugu shiday laydhka magaalada kadib mudo aykatalinayeen Maleeshiyaadka ISIS,
https://t.co/CGAT0a01N2
Tunnels, guns & abandoned tanks: Russia's MOD releases video of abandoned ISIS stronghold in Deir ez-Zor https://t.co/hbeFfG6uak pic.twitter.com/qFJs2jCxs3
— RT (@RT_com) September 6, 2017