Milatariga N. KUREA oo Heegan Galisay Ciidamadeeda, Dagaal Lagabaqayo inuu sidhekhso ah udhexmaro Mareykamka USA

00 wasiirka arimaha dibada dalka waqooyiga Kuriya ayaa sheegay in dagaal dhexmara wadankiisa iyo wadanka Mareykanka, ay suuragal tahay waqtga dhow, wasiirku waxaa kaluu intaa ku daray, in labada dhinacba ay dagaalkan haduu qarxo kala kulmi doonaan cawaaqib ximo isla’eg, digniintan uu bixiyey wasiirka arimaha dibada Waqooyiga Kuriya, ayaa waxaa sababay kadib markii maraakiibta hubka nukliyeeka xanbaara ee Mareykanku ay kusoo xidheen meel udhow biyaha wadanka Waqooyiga kuuriya, taasoo calaamad u ah siday uga go;antahay in mareykanku dagaal nukliyeerka la’isku adeegsado sabab uu kanoqdo, dhinaca kale dowlada shiinaha ayaa kadigtay talaabadan mareykanku wado ee kadhanka ah wadanka waqootiga Kuriya, isagoo … Continue reading Milatariga N. KUREA oo Heegan Galisay Ciidamadeeda, Dagaal Lagabaqayo inuu sidhekhso ah udhexmaro Mareykamka USA