Meelmarinta Axdi-Caalamiyeedka Heshiiskii Nukliyeerka Iran Iyo Katalaabsiga Heshiiska Axdi-Caalamiyeedka Ee Mareykan.

00 Waxaa kahadhay mudo 60 Casho ah, Markii Aqalka cad ee Mareykanku isku raaci lahaa Go’aan Kadhana Heshiiskii Axdi -Caalamiyeedka barnaamijka Nukliyeerka Iran, Iyadoo Madaxweyne Trump uu kafilayo inuu helo cod aqlabiya oo lagu taageerayo, go’aankiisa ah inuu kabaxo heshiiskii caalamigga ahaa ee JCPOA sanadkii 2015 intuu xilka hayey Madaxweyne Olabama.oo markaa mareykanku kamid ahaa wadamadii saxeexay hirgalinta heshiiskan p5+1, Rushka ,China ,Farance, Uk, iyo US, iyadoo jarmalku soo raaco labadaas wadan, iyadoo ay sababtay, jarmalka oo ah wadanka ugu badan ee dhoofiya Yuraaniyamta islamarkaana, looga baahnaaa inuu xadido xajmiga Yuraaniyamta laga iibinayo Iran, taasoo kahortageysa iney sameysato hubka nukliyeerka … Continue reading Meelmarinta Axdi-Caalamiyeedka Heshiiskii Nukliyeerka Iran Iyo Katalaabsiga Heshiiska Axdi-Caalamiyeedka Ee Mareykan.