Loolanka Siyasada  Madaxweyne  Xi Jinping iyo Donald Trum ee North Korea:

00 Siyaasada Madaxweyne  Donald Trum waa mid Mihiimadedu tahay sidii Wadanka China Cadaasika ugu Saari Lahaa sidii Madaxweyne Xi uu wax uga qaban lahaa Dowlada Waqooyiga Kuuriya barnaamijkeeda Hubkeeda Nukliyeerka, Kadib markii  Trump uu amar kubixiyey Iney udhaqaaqaan dhinaca Xeebaha Waqooyiga Kuriya, midkamida Maraakiibtiisa Dagaalka ugu waaweyn ee ‘USS Carl Vinson’ Dowlada W.Kuriya oo Markale Xabsiga Utaaxbtay Muwaadin Reer Mareykana: Dhinaca kale. Saxaafada North Korea, ayaa waxay baryahanba qorayeen, in talaabadan Trump ay keeni doonto cawaaqib xun, sidoo kale Saxaafadaha Wadanka China ayaa iyaguna sheegay in Madaxweyne XI uu telefoon kula hadlay dhigiisa Trump isagoo kuwargalinaya, in Dowladiisu ay wado … Continue reading Loolanka Siyasada  Madaxweyne  Xi Jinping iyo Donald Trum ee North Korea: