DP-WORLD oo Berbera Kabilowdey Mashriic ay Ugudeeqeen Lacag-dhan US$2 million.

00 Mashaariicda Horumarineed ee United Nations kawado Somaliland oo ujeedadiisu tahay sidii 15 sano ee soosocda loogaarsiinlahaa Horumar lataaban karo somaliland dhinacyada bulshada ,dhaqaalaha iyo caafimaadka the Sustainable Development Goals, SDGs, iyo sidii Gobolka Berbera looga haqabtiri lahaa Biyo kufilan oo nadiifa. Ayaa shirkada DP-WORLD, ugu deeqday Mashuuracan laga hirgalinayo Berbera lacag Gaadheysa ilaa iyo US$2 million , Kadib Markii ay Dowlada Somaliland Kala saxeexdeen Qorshaha howlgalka lagu bilaabayo wajiigiisii koowaad, Qorshahan Caawimo ee ay wado Shirkada DP-WORLD, ayaa qeyb ka ah Mashaariic kaladuwan oo horumatineed oo socondoona 30ka sanadood ee soosocda oo DP-WORLD kafulin doonaan Dakada Berbera Somaliland, Mashruucan … Continue reading DP-WORLD oo Berbera Kabilowdey Mashriic ay Ugudeeqeen Lacag-dhan US$2 million.