Dowlada W.Kuriya oo Markale Xabsiga Utaaxbtay Muwaadin Reer Mareykana:

+20 Ciidamada Abniga Dowlada W.Kuriya ayaa Markale xabsiga utaxaabtey Muwaadin udhashay Wadanka Mareykanka, Sida wararku sheegayaan Maalintii Shalay ayaa Muwaadinkan reer Mareykan lagu qabtay Garoonka diyaaradaha ee Pyongyang International Airport, Maruu wadanka kasii dhoofayey, aqoonsiga Muwaadinkan ayaa waxaa Magaciisa lagu sheegay in loogu yeedho Kim, balse ilaa iyo hada aan la aqoon magaciisa Dhabta ah ee layidhaahdo, sidaasna waxaa sheegay wakaalada wararka ee Yonhap news agency, Kim ayaa waay Dadiisa lagu sheegay 50jir, Mudana Macalin ka ahaa Jaamacada ,Yanbian University of Science and Technology oo kutaala wadanka China, Waxaa kaloo lasheegayaa inuu Mudo bila kusugnaa wadanka W.Kuriya Muwaadinka Reer mareykan … Continue reading Dowlada W.Kuriya oo Markale Xabsiga Utaaxbtay Muwaadin Reer Mareykana: