“Donlad Trump” oo Jeruslem Caasimada Yahuuda Oo maanta uqoonsaday:

00 Jeruslem Waa caasimada Dadka Yahuuda ah, sidaasna waxaa maanta ku dhawaaqay madaxweynaha Trump ee Aqalka cad-Mareykanka, go’aankan madaxweynhu gaadhay ayaa ka hor imanaya sharuucda caalamiga ah qaramada midoobey oo uqoonsan iney juruslam tahay magaalada caasimada dadka reer falastiin ama wadanka falastiin, sidoo kale waxaa Maanta lagaga dhawaaqay in banaanbaxyada kagaga soo horjeedo Go’aankan uu yahay mid sharcidaro loo aqoonsan yahay Mareykanka gudihiisa, sidoo kale waxaa lahawlgaliyey ciidamada amaanka oo lasoo tubay wadooyinka magaalada Newyork iyo caasimada Washingto, Jawaabaha beesha caalamku kabixiyeen hadaladan Trump ayaa waxaa kamida wadanka Turkiga oo Hogaamiyahooda Erdogan kutilmaamay midaan laaqbali doonin, isagoo madaxweynuhu intaa kudaray … Continue reading “Donlad Trump” oo Jeruslem Caasimada Yahuuda Oo maanta uqoonsaday: