Dheehashada Muuqaalka Siyaasiyiinta Maanta iyo Somaliland, Iyo Kala-Duwanaanshaha Marinka Siyaasadeed:

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed “Silanyo” oo kaqeyb galay Munaasibadii Dufcadii 16aad ee Qalinjabinta Aradeyda Jaamacada Hargeysa.
Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo Kaqeybgalaey Munaasibadii 16aad ee Qalinjabinta Ardeyda Jaamacada Hargeysa.
GudoomiyAHA Gudoomiyaha xisbiga Wadani oo Mahad helin Balaadhan Uceliyey Beel kamida beelaha Somaliland Sidey uga Qay yihiin Dadaalka ay Ugu Jiraan iney Badbaadiyaan Dalka Somaliland, Balse Gudoomiyuhu Muusheegin Cadawga Laga Badbaadinayo Somaliland kuu yahay.