Dad Curyaamiina Mudaharaad wadey oo Yuhuudu kuleysay dhulka Falastiin:

Qaramada midoobey ayaa kutilmaamay midaan loodulqaadanin kadib markii Askarta Israa’iiliyiintu ay shaley kutoogteen dad curyaamiyiina oo Mudaharaad kamuujinayey go’aankii horaantan Trump uu ku gaadhey in dowladiisu u’aqoonsatey in caasimada Juruslem ay noqoto Magaalo madaxda dadka yahuuda ama dowlada Isreal.
Dilalka noocana ayaa waxuu kamid noqon doonaa xaqiiqada xasuuqa ah ee Dadka falastiiniyiinta ay yuhuudu ku hayso, sidaasna waxaa yidhi Ibrahim Abu oo kamida xubnaha sar-sare ee hayada qaramada midoobey u qaabilsan xaquuqul Insaanka. the UN High Commissioner for Human Rights, Zeid Ra’ad Al Hussein,
Isbuucyadii lasoo dhaafay ayaa waxaa ladilay ilaa iyo Afar ruux 150 kudhowaadana lagu dhaawacay kadib mudaharaado isdaba jooga oo kadhana go’aanka Trump ee Juruslem ay wadeen Shacbiga falastiiniyiintu.
“Donlad Trump” oo Jeruslem Caasimada Yahuuda Oo maanta uqoonsaday: