Daawo: Cali Xaraare oo Falanqaynaya Guruubada Loolanka Siyaasada ee Doorashooyinka Soomaaliya
Halkan ka daawo Wariye Cali Xaraare oo qaadaa dhigaya Siyaasada Somaliya ee ku aadan Doorashooyinka soo socda. Waxa uu falan qaynayaa kooxaha ay ukla qaybsan yihiin guruubada siyaasada somaliya ee u cararaya kursiga Madaxweynaha.