Halkan hoose ka daawo Hogaamiyaha Khaatumo Cali Khaliif oo ku eedeeyey Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Haashi inuu kala qaybinayo beesha dhulbahante isla markaana uu yidhi khaatumo albaabka ayaan ka xidhaynaa.
comments