Ciidano Mareykanku Leeyahay Oo sixad-Dhaafa Ugu Soo Qul-Qulaya wadamada Yurbta:

Last Updated on
Boqolaal Taangiyada Dagaalka Iyo Gawaadhida Gaasham ee Milatariga Dalka Mareykanka Ayaa Soo Gaadhay Qaar kamida wadamada Yurubta, Halkaas oo ay Kasoo Dageen Dafcad Kmida Cidamadaasi Dekeda Dalka German ee Bremerhaven, Halgaas oo ay uga sii gudbi doonaan Wadamada Yurubta Bare ee Kujira Isbahaysiga ururka NATO,
Kadib Markii Markabka xamuulka Qaada ee Resolve, oo ku rogay Hurin Milatari ah oo ay lasocdaan Gawaadhida Gaashaaman, iyadoo lasheegayo inay Jiraan in qaar kamida askartaa iyo hubkii ay siteen, Loo kala diray xerooyinka Milatari ee Germalka, Xoogaga Milatari ee Mareykanku soo dhigayo wadamada Yurubta bari ee ay kamid yihiin Poland, the Baltic States, Bulgaria and Romania ayaa lagu wadaa inay sabab u tahay Baqdin laga qabo Dalka Ruushka, xadiga hubkan iyo ciidamadan ayaa lasheegayaa inay dhamaayeen, 87 Abrams M1A1 tanks, 20 Paladin artillery vehicles and 136 Bradley fighting vehicles, 10th Combat Aviation Brigade, oo ay kujiraan 50 Black Hawk helicopters, 10 CH-47 Chinook helicopters iyo 1,800 oo Efentariga dhulka ah , oo ay wehelinayaan battalion with 400 troops and 24 Apache sidaasna waxaa qorey wakaalada wararka ee Reuters. .