Boqor Salman Sacuudiga Oo Yimi Moscow, Russia,Markii ugu Horeysey Taariikhda.

00 Isbadalada siyaasada Bariga dhexe ee Arabta Mudooyinkii ugu Danbeysay, ayaa waxaa kamida Boqorka Sacuudiga “Boqor Labada xarameyn shariifeyn” Salman bin Abdulaziz Al Saud. Maanta Booqasho ku yimi Moscow, Russia, booqashadan oo ah tii ugu horeysey ee Madax sarsare oo kasocda Xukunka Boqortooyada Sacuudigu ay kutimaadaan Booqasho Moscow, taas oo kadhigaysa xadhiidhka siyaasadeed ee labada wadan mid Talaabo horumarineed yeelatay. Dhinaca kale wararka kasoo baxaya aqalka Kremlin ee looga arimiyo Ruudhka ayaa waxuu sheegayaa iney Labada Madaxweyne kulan wada yeesheen, kulankaas oo looga hadlayey arimo dhowra oo ay kamid yihiin, dhaqaalaha iyo maalgashiga labada wadan iyo sidii loo fududeyn lahaa … Continue reading Boqor Salman Sacuudiga Oo Yimi Moscow, Russia,Markii ugu Horeysey Taariikhda.