Shil Baabuur Oo Ka Dhacay Jidka Wadnaha Caasimada Hargeysa Oo Sababay Dhaawaca Laba Qof

Shil Baabuur Oo Ka Dhacay Jidka Wadnaha Caasimada Hargeysa Oo Sababay Dhaawaca Laba Qof

0 votes, 0.00 avg. rating (0% score)
Share Button

Hargeysa (Saraarmedia) – siad ay xaqiijiyeen Halw wadaeenada Caafimaaduku Labada Qof ayaa dhaawac ka soo gaadhay shil baabuur oo Maanta ka dhacay  Somaliland ee Hargeysa.

Shilkan labada qof ku dhaawacmeen oo ka dhashay labada gaadhi oo Garande  ah oo isku dhacay ayaa waxa ka dhashay dhaawaca laba qof oo markiiba loola cararay Cisbitaalka guud ee Magaaladda Hargeysa si loogu daaweeyo.

Labada Gaadhi oo si xun isugu dhacay ayaa sidoo kale hakad galiyey isku socodka gaadiidka jidkaasi isticmaalayey markii shilku dhacay, taasi oo keentay in ciidamada nabadgalyada wadooyinka  ay halkaasi soo gaadhaan si ay xaalada u kala fududeeyaan oo ay gaadiidka shilka galay uga qaadaan ka dibna ay baadhaan waxa shilkaasi keenay iyo cida khaladka leh.

 

zakaria

Comments

comments

Submit your comment

You must be logged in to post a comment.

Saraar Media © 2008 All Rights Reserved

East African Media Centre

Designed by Saraar Media

Powered by Saraar Media