Natiijadii Doorashadii degmadda Lughaya oo Si ramsi ah Loogu dhawaaqay

Natiijadii Doorashadii degmadda Lughaya oo Si ramsi ah Loogu dhawaaqay

0 votes, 0.00 avg. rating (0% score)
Share Button

Boorame; 30 Nov 2012 (SM)- Guddoomiyaha Komishanka doorahsooyinka ee degmadda Lughaya C/Kariim Jirde Qawdhana ayaa si ramsi ah ugu dhawaaqay natiijadda doorashadii goleyaasha deegaanka ee degmadda Lughaya ee Gobolka Awdal.

Guddoomiyuhu wuxuu sheegay in degmadaasi ay ka codeeyeen 10386 (Toban Kun Sedex Boqol Sedeetan iyo Lix) qof, waxaana axsaabtu u kala heleen 13-ka Xildhibaan sidan:- 6 Kulmiye ah, 3 xaqsoor ah, 2 Ucid ah iyo 2 Waddani ah.

Magacda xildhibaanada ururada iyo beelahooda

1 Cismaan Xadi Siciiid Kulmiye Gadabuursi/Bahabar Muuse
2 Maxamed Jaamac Diiriye Kulmiye Gadabuursi/Abrayn
3 Cabdilaahi Cali Awnuur Kulmiye Gadabuursi/Bahabar Muuse
4 Maxamuud Ibrahim Ismacil Kulmiye Gadabuursi/Bahabar Celi
5 Cige Cali Xuseen Kulmiye Gadabuursi/Bahabar Muuse
6 Cismaan Faarax Tukaale Kulmiye Gadabuursi/Abrayn
7 Xaamud Maxamed Ducaale UCID Gadabuursi/Bahabar Muuse
8 Sacad Nuur Xaaji Jaamac Ucid Isaaq/Reer Xareed
9 Cilmi Faarax Sugaal Wadani Gadabuursi/Bahabar Muuse
10 Axmed Xuseen Badmaax Wadani Gadabuursi/Bahabar Muuse
11 Xasan Maxamuud Dhimbiil Xaqsoor Ciise
12 Muumin Muuse Ducaale Xaqsoor Ciise
13 Ibraahim Jaamac Cige Xaqsoor Ciise

Source

Cumar Maxamed Faarax

Comments

comments

Saraar Media © 2008 All Rights Reserved

East African Media Centre

Designed by Saraar Media

Powered by Saraar Media