Najiitada Doorashada Degmada Caynaba oo lagu dhawaaqay

Najiitada Doorashada Degmada Caynaba oo lagu dhawaaqay

0 votes, 0.00 avg. rating (0% score)
Share Button

Caynaba, Sabti, 01 Dec, 2012 (SM) –  Komishanka doorashooyinka ee degmadda Caynaba ayaa maanta  ku dhawaaqay Natiijadda codbixintii doorashada degmadaas.

Gudoomiyaha Komishinka ee degmada caynaba ayaa ku dhawaaqay najiitada wayna u kala heleen ururadu sidan hoose;-

1)- Xisbiga KULMIYE wax au he;ay 9236 oo u dhiganta 6   kursi.

2)- Ururka RAYS waxa uu helay 6601 oo cod oo u dhiganta 4 Kursi.

3)-Ururka WADDANI  waxa uu helay 3829 cod oo u dhiganta 2 kursi.

4)  Ururka UMMADDA waxa uu helay  1759 Cod oo u dhiganta 1  kursi.

 

 

info@saraarmedia.com

Caynaba

Comments

comments

Saraar Media © 2008 All Rights Reserved

East African Media Centre

Designed by Saraar Media

Powered by Saraar Media