Mudaharaad Lagaga Soo Hor-jeedo Golaha Deegaanka Saylac Oo Ka Dhacay Magaaladdaasi…

Mudaharaad Lagaga Soo Hor-jeedo Golaha Deegaanka Saylac Oo Ka Dhacay Magaaladdaasi…

0 votes, 0.00 avg. rating (0% score)
Share Button

 Saylac (Saraar Media) – Magaalada Madaxda Gobolka Salal ee Saylac ayaa waxa maanta ka dhacay Mudaharaad Cabasho ay oo dadweynaha Magaaldaasi ay kaga soo hor jeedaan Hogaanka cusub ee Golaha Deegaanka Degmadaasi ay dhawaan Isdoortay.

Boqolaal ka mid ah dadweyn aha reer Saylac ayaan Maanta isku soo bax balaadhan ka dhigay jidadka Magaaladda iyakoo Socod lug ah ku soo maray Dadweynaha Mudaharaadayey ayaa waxa ay isku soo urursadeyn Xarunta Dawlada Hoose ee Magaaladaasi, oo ay ku shirayeen Golaha Deegaanka Cusub ee Degmadaasi.

Mudahraadayaasha ayaa ku dhawaaqayey Eraryo ay kaga soo hor jeedaan Golaha Deegaanka Saylac iyo Hogaanka ay Doorteen.
Mudaharaadka oo ilaa hadda wax dhibi aanay ka dhicin,
Mudahaaryadan oo mudooyinkii dembe aad uga soo ifbaxayay darafyadda Goboladda Somaliland Doorashaddii Golaha Deegaanka kadib ee dhawaan dalka ka qabsoontay, ayaa ilaa hadda dawladda Axmed Siilaanyo wax dhaqdhaqaaqa ka muujin tabashadda dadweynaha.
www,Saraar Media.com

Comments

comments

Saraar Media © 2008 All Rights Reserved

East African Media Centre

Designed by Saraar Media

Powered by Saraar Media