Madaxweyne Siillaanyo Oo Cusbitaalka Ku Booqday Askar Dhaawac Ka Soo Gaadhay Shilkii Baabuur ee ka Dhacay Tuuladda Haleeya

Madaxweyne Siillaanyo Oo Cusbitaalka Ku Booqday Askar Dhaawac Ka Soo Gaadhay Shilkii Baabuur ee ka Dhacay Tuuladda Haleeya

0 votes, 0.00 avg. rating (0% score)
Share Button

Hargeysa (Saraar Media)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamedd Maxamuud Siillaanyo ayaa Cusbitaalka Hargeysa Ku Booqday Askar Dhaawac Ka Soo Gaadhay Shilkii Baabuur ee Ka Dhacay wadada Hargeysa iyo Berbera Dhexdooda.

Madaxweynaha waxa booqashadiisan ku wehelinaayay wasiiradda uu oo uu Wasiirka Arimaha Gudaha Md Duur, wasiirka Madaxtooyadda Xirsi X Xasan, Wasiirka Duulista iyo Hawada Md. Maxamuud Xaasi Cabdi Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland iyo saraakiil ka tirsan ciidanka Booliska Somaliland.

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo booqashadiisan ku maray sariir sariir ugu tagay askartii uu dhaawacu soo gaadhay waxaanu ILAAHEY uga baryey inuu intii dhimatayna Naxariistii jano ka waraabiyo inta xanuunsanaysana caafiyo. Axmed Maxamed Maxamuud (Siiilaanyo) Madaxweynaha Somaliland ayaa markii uu booqashada dhamaystay waxa uu lug ku soo maray inta u dhaxaysa Cusbitaalka iyo qasriga madaxtooyada www.Saraar Media.com

WWW.Saraar Media.com

naasir

naasir

Abdinazer Awad Dooyo
BA- Management from Admas University
Favorite Journalist and Social Work

Comments

comments

Saraar Media © 2008 All Rights Reserved

East African Media Centre

Designed by Saraar Media

Powered by Saraar Media