Hambalyo Halyayga Mohamed Farah Guusha by (Sidiiq Sh Farah Gabaar)

Hambalyo Halyayga Mohamed Farah Guusha by (Sidiiq Sh Farah Gabaar)

0 votes, 0.00 avg. rating (0% score)
Share Button

Hambalyo Halyayga Mohamed Farah Guusha 

Iyo Magaca Uu u Soo Hoyay Umada Waa Guul Ilaahay 
Ku Siiyay Maansha Allahu,Waxaanse Codsanaya Magacaaga 
Oo Ah Magacii Nabi Mohamed (SCW)Ee Ummada Ugu 

Fadliga Badnaa Ee Ilaahay Doortay, Yaan Lakala Goy 
Ee Ha Dhamaystirnaado Sidii Halayaygii Mohamed Cali Clay,
Waayo Xeelad Ayaa Ku Jirta dadka Qaar Ay Ku Faraxsanyihiin  Mo,
By Abw. Sidiiq Sh Farah Gabaar,


Marka Her Waxaan Salaan Iyo Hambalyo Aan Hawada U Marinaya Halyayga Mohamed Farah Oo Guul Magac U Soo Hooyay Ummada Waxaan Leyahay Waa Guul Ilaahay Xagiisa Kaaga Timi Maansha Allahu Ilaahay Hakuu Sii Siyaadiyo Aamiin,

Marka LabaaWaxaan Codsanaya Oo Aan Ka Codsanaya Geesiga Magac Wayn Mohamed Farah Inaad Magacaaga Ku Faanto Oo Aan Lakala Goyn Lana Soo gaabin Waayo Waxaad Sidata Magacii Nabi Mohamed (SWC) Shakhsigii Ilaahay Ummadiisa Ka Dhex Doortay Ee Umada Ugu Fadliga Badnaa,Hadaba Dad Ayaa Ku Farxsan In Magacaaga La Soo gabiyo Ama La Bahdilo Fadlan Ku Faan Sidii  halyaygii (Mohamed Cali Clay) Waxaan Uga Socdaa Magacani Waxa u Huwan Yahay Sharaf Iyo Karaamo Ilaahay Kor Yeelay (SW) 

Hadaba Makale waxaan Leeyahay Halyayga Mohamed Farah Sidii Fiicnayd Aad U Sujuuday Markasta Oo aad Guulaysato Ku wad Ilaahay Ayaa Kuu Sii Siyaadina Markasta Oo Aad xasuusato Rabigaa Una Mahad Celiso Ilaahay Waa Ku Ilaalinaya Aduunkana In Yar Ayaan Ku Noolaanaynaa,fadalan magacaaga Ha Dhamays Tirnaado, waxanan Ku Odhan lahaa Saxaafada U sheeg Inuu Yahay Magac Karaamo Iyo Sharaf Huwan,

Walaakay Mohamed Farah Waxaan Leeyahay Hambalyo Guushana Ilaahay Hakuu Sii Siyaadiyo Aamiin Aamiin,Agoonta Iyo Masaakiintana Caawi Oo Ogow,Guuuuuuuuuuuuuuuuuuuulayso Abidkaa Insha Allahu,


Ilaahay Ayaa Mahad Gaara Iska Leh SW) Al xamdulilaahi Rabil Caalamiin,

By Abw Sidiiq Sh Farah Gabaar
Gaashaan_1986@hotmail.com
Skandenavian 

Comments

comments

Saraar Media © 2008 All Rights Reserved

East African Media Centre

Designed by Saraar Media

Powered by Saraar Media