Hambalyo Axmed Hassan Cabdi Iyo Hodan Maxamed haji daahir Oo Wiil u Dhashay

Hambalyo Axmed Hassan Cabdi Iyo Hodan Maxamed haji daahir Oo Wiil u Dhashay

0 votes, 0.00 avg. rating (0% score)
Share Button
Hambalyo Hambalyo Dhalasho Farxadleh Waxaanu U Baarigaynaa Ahmed hassan Cabdi(Ahmed Bakistani) Iyo Hodan Mahamed Xaji Daahir Oo Wiil Ugu Dhashay Dalka Denmark Gaar Ahaan Caasimada Copenhegan Wiilkan Oo Loo Bixiyay C/Rixiin Ahmed Hassan,


Waxaanu Leenahay Ilaahaya Hakaa Dhigo Mid Diintiisa iyo Dadkiisa Iyo Dalkiisaba Anfaca Oo Cilmi Caqiido Leh Ilaahay ku Barbaariyo Aamiin Aamiin Aamiin,

Dhamaanba Reer Hassan Cabdi Iyo caruurtooda 

Dhamaanaba Reer Mahamed Xaji Daahir 


Abw,Sidiiq Sh Farah Gabaar Iyo Xaaskiisa

Kaltuun Jamac dawaare

Ahmed Cabdi Dacar (Ahmed Islaam)Iyo Xaaskiisa

C/Laahi Maxmed Haadi Iyo Xaaskiisa

Barrer Sheikhayga 

Ciise Yusuf Iyo Reerkiisa

Fuad cali Waraabe Iyo Reerkiisa

Ahmed Aden waris Iyo Xaaskiisa

Yoogo cabdi Ciise

Saacid C/laahi Abyan Iyo Reerkiisa

Dhamaantayo waxaanu Leenahay Markale Hambalyo  Mabruuk Caleek C/Rixiina Ilaahay Cilmigiisa Caka Dhigo Mid caqiido Iyo Diinle Aamiin Aamiin,

By Sidiiq Sh Farah Gabaar
Gaashaan_1986@hotmail.com
Skandenavian




Mustafa Ali

Mustafa Ali

Editor & Director at Saraar Media Ltd

Writer, analyst, experienced media publishing and TV broadcasting,

Comments

comments

Submit your comment

You must be logged in to post a comment.

Saraar Media © 2008 All Rights Reserved

East African Media Centre

Designed by Saraar Media

Powered by Saraar Media