HAMBALYO AQALGAL IYO AROOS FARXADLEH WAA MUSTAFE C/LAAHI HUR / AYAAN IBRAAHIM AFXAKAME

HAMBALYO AQALGAL IYO AROOS FARXADLEH WAA MUSTAFE C/LAAHI HUR / AYAAN IBRAAHIM AFXAKAME

0 votes, 0.00 avg. rating (0% score)
Share Button

Hambalyo Hamabalyo Aqal gal Iyo Aroos Farxadle

Maansha llahu Waxaanu hambalyio Iyo Bogaadin
Aanu u diraynaa Arooska Iyo Aqal galka
Musatafe C/Laahi Hure (Musatafe Mulac)Iyo
Boqoradiisa Ayaan Ibraahim Afxakalame.waxaanu
Leenahay Ilaahay haydinka Dhigo Kuwa Isku waara
Ubad khayr qabana kala Hela Aamiin. Aamiin waxa
U Baarigaaya Dhamaanba dadka Hoos Ku Qoran,Gaar
Ahaan Reer Afxakame Iyo Reer Saalax Guray Iyo
Anigoo Ah Sidiiq Sh Farah Gabaar Iyo Ehelkan Iyo
Asxaabtan kale Maansha Allahu.By Sidiiq Sh Farah Gabaar.
Sidiiq Sh Farah Gabaar Iyo Xaaskiisa

Kaltuun Jamac Dawaare

Nuura Afxaklame Iyo Caruurteeda Iyo 

Dhamaanba Reer Afxakame,

Isir Yusuf Cali Shabeel Iyo Caruurteeda

Koos Cali Dhagaafe Iyo Caruurteeda

C/laahi Cali Dirir Iyo Xaaskiisa

Wariywe Qarteen Siciidjamaal Xaji Cali Iyo Xaaskiisa 

Sahra mahamoud Omer yare Iyo Caruurtooda.

Mahamoud Bare Saalax Guray (Codwayne)

Ayir Bare Saalax Guray

Dhamaanba Reer Saalax Guray.

C/Rashiid Cali Xamari Iyo Reerihiisa

Mahamed Aden Cali (Himilo) Iyo Reerkiisa 

Idil Bakhad

Cabdi Risaaq Saleebaan Gaas,

Khadar Ayaanle Dayax Weerara Iyo Xaaskiisa,

Caydiid Yusuf Tuhume,

C/hakiin tahar Sulub,

Dhamaanba dadkan waxay Hambalyo Iyo Bogaadin aan la soo Koobi karynin U Dirayaan Mustafe C/Laahi Hure(M.Mujaahid Mulac) Iyo Boqorada Ayaan Ibraahim Afxakame Oo Aqal Galkoodu Iyo Aroos Balaadhani uga dhacay Dalka Norway Gaar ahaan caasimada Oslo.Noqda Ilaahayana haydinaka Dhigo Kuwa badhaadhe Iyo Barwaaqo iyo Ubada Lagu faraxo Ilaahay La Kulan siiyo Aamiin Aamiin.

By Sidiiq Aw Farah Gabaar
Gaashaan_1986@hotmail.com
Mustafa Ali

Mustafa Ali

Editor & Director at Saraar Media Ltd

Writer, analyst, experienced media publishing and TV broadcasting,

Comments

comments

Submit your comment

You must be logged in to post a comment.

Saraar Media © 2008 All Rights Reserved

East African Media Centre

Designed by Saraar Media

Powered by Saraar Media