Daawo Tooshka Ciyaraaha Olambikada London oo soo gaadhay Caasimada London

Daawo Tooshka Ciyaraaha Olambikada London oo soo gaadhay Caasimada London

0 votes, 0.00 avg. rating (0% score)
Share Button

London , Jimce 27 July 2012 (Saraar Media) halkan ka daawo tooshka dabka ee calaamada u ah ciyaaraha olambikada oo sanandkan lagu qabanayo magaalada London ayaa soo gaadhay xaafadaha magaalada London , xaafadan uu hada marayo waa xaafada la yidhaahdo Sheperds Bush.

Waxaan diin soo gudbin doonaa hadba ciyaaraha idin xiiso galindoona insha alaah.

 

 

 

Cabdinaasir Cisman Caynaawi

Saraar Media

Mustafa Ali

Mustafa Ali

Editor & Director at Saraar Media Ltd

Writer, analyst, experienced media publishing and TV broadcasting,

Comments

comments

Saraar Media © 2008 All Rights Reserved

East African Media Centre

Designed by Saraar Media

Powered by Saraar Media