Daawo: Barnaamijka Ka Bogashada Fanka & Suugaanta Waxaa Daadaheynaya Muna Saalax

Daawo: Barnaamijka Ka Bogashada Fanka & Suugaanta Waxaa Daadaheynaya Muna Saalax

0 votes, 0.00 avg. rating (0% score)
Share Button

London (Saraar Media ) Waa Barnaamij Cusub oo ay Saraar Media ku soo kordhisay adeegyadeeda saxaafada barnaamijkan oo la magac baxay Ka Bogashada Fanka waxaana daadiheeya wariye khibrad dheerad ah u leh fanka iyo suugaanta waa Muna Saalax Caateeye.

Barnaamijkan waxa uu soo gali doona labadii wiigba hal mar waxaana aan ku soo qaadan doonaa sugaanta kala gadisan fanaaniinta, heesaha, gabayada, iyo majaajilada.

Hadaba Daawasho Wacan

Comments

comments

Submit your comment

You must be logged in to post a comment.

Saraar Media © 2008 All Rights Reserved

East African Media Centre

Designed by Saraar Media

Powered by Saraar Media