Codsi: Dabaal Daga 18 May Ha laga Daayo Calanka Tawxiidka Maadaama Meel walba Lala Galayo

Codsi: Dabaal Daga 18 May Ha laga Daayo Calanka Tawxiidka Maadaama Meel walba Lala Galayo

0 votes, 0.00 avg. rating (0% score)
Share Button

Codsi   Ku Socota Shacabka qaaliga Ah

Fadalan 18 may dabaal daga hala xaq
Dhawro Calanka Tawxiidka Leh Hana la
sii samaysto Calamo Bilaa Tawxiida Oo suurta galiya

Dabaal daga Aad Ayaad U mahadsantihiin
Guuuuuuuuuuulaysta xaqana ilaahay hayna
garansiiyo Aamiin Aamiin.By Sidiiq Sh Farah Gabaar.
 Waxaan Aad U salaamaya Saxaafada Sharafta Leh Iyo Shacabka qaaliga Ah wasalaamu calykum Waraxmatulaahi Wabarkaatu.
Waxa wanaagsan waa lays Fara Ilaahayna Waa inoogu Gargaarayaa maansha Allahu, Fadalan Waxaan Aad Uga Codsanaya Shacabka Qaaliga Ah In la Ixtiraamo Maalinta Dabaal Daga 18 May Iyo Marwalba Calanka Tawxiidka Leh  Waxaan Haboon In Imanka la sii samaysto Calan Bilaa Tawxiida, si  Aynu Cadho Alle Uga Badbaadno Insha Allahu Ilaahayna Xaqa hayna Garan siiyo Aamiin Guushana Hayna waafajiyo Aamiin Aamiiiiiiiiiiiiiiiin
Wabilaahi Tawfiiq Alahu Maa Cisal Islaamu Wal muslimiin Aamiin Aamiiiiiiiiiiiiiiin
Somaliland guuuuuuuuuuuuuuul Iyo Gobanimo
By Sidiiq Sh Farah Gabaar
Gaashaan_1986@hotmail.com

Comments

comments

Submit your comment

You must be logged in to post a comment.

Saraar Media © 2008 All Rights Reserved

East African Media Centre

Designed by Saraar Media

Powered by Saraar Media