Ciid Mubaarak: Bahda Saraar Media oo idin Leh Eid Mubaarak

Ciid Mubaarak: Bahda Saraar Media oo idin Leh Eid Mubaarak

0 votes, 0.00 avg. rating (0% score)
Share Button

Eid Mubaarak

London, sabti, 18 Aug , 2012 (Saraar Media) “Wa kulu caam wa antu bikhayr” Ciid Mubaarak dhamaan umada muslimiinta ah gaar ahaan dadka ku hadla afka soomaliga meelkasta oo ay joogaan aduunka.

Dhamaan bahda Saraar Media waxay hambalyo iyo salaan hawada u soo marinayaan dhamaan macaamiisheeda dunida kala joogta waxaanan ilaahay idinka baryeynaa  inuu idinka aqbalo bishii ramadaan ee aad soomanaydeen waxaanan idin leenahay ku ciida farxad iyo reyn reyn.

Waxaan idiin soo gudbin doonaa muuqaalo iyo sawiro ku saabsan damaashaadka ciida oo ku beegan barito markaa ha moogaanina waliba waxaa wacdaro laga dhigi doonaa magaalada London oo aan video ahaan idinku soo gudbin doono insha alaah.

 

Bahda Saraar Media

London,UK

Comments

comments

Saraar Media © 2008 All Rights Reserved

East African Media Centre

Designed by Saraar Media

Powered by Saraar Media