Wararka Xiisaha Leh
boobe

Wasiirka Warfaafinta JSL Boobe oo la Kulmay Safiirka Itoobiya u Fadhiya Hargiesa

Hargaysa, Khamiis 9 Aug, 2012 (Saraar Media) Wasiirka Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyigelinta Somaliland C/raxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe) ayaa maanta kulan la yeeshay safiirka dalka Itoobiya u fadhiya Somaliland. Waxaana kulankaasi ku wehelinayay agaasimaha…

cuqaasha buuhoodle iyo siilanyo

Madaxweyne Siilaanyo oo Qaabiley Waftigii Cuqaasha Buuhoodle iyo Xagle toosiye

Hargeysa, Arbaco, 8 Aug, 2012 (Saraar Media)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley ergada nabadda ee Buuhoodle ka timid ee uu Hoggaaminayo Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye. Sidaasna…

xagle caynaba

Daawo: Waftigii Xagle Toosiye oo si Diiran Loogu soo Dhaweeyey Magaalada Caynaba

Caynaba, Talaado, 7 Augs 2012 (Saraar Media) Waxa iyaguna halkaas ka hadlay odayaasha iyo waxgaradka Gobolada Sool, togdheer, sool iyo Saraar, waxay sheegeen inay Raali ka yihiin Soo Dhoweynayaan una hanweyn yihiin Nabad…

golaha-Guurtida1

Golaha Wakiilada Somaliland oo ansixiyay in murashaxiinta Deegaanka loo sameeyo Nambaro astaan ah

Hargeysa, Talaado, 7 Aug 2012 (Saraar Media)- Fadhi aan caadi ahayn oo ay maanta yeesheen Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayay Cod aqlabiyad ah ku meel mariyeen in musharaxiinta u tartamaya doorashooyinka dawladaha Hoose…

xagle toosiye

Wafti uu Hogaaminayo Xagle Toosiye iyo Waftiga Somaliland oo Bari Shir uga Furmaya Magaalada Oog

Oog , Isniin, 6 Aug 2012 (Saraar Media)- Siyaasiga weyn ee Saleebaan Ciise Axmed Kaar (Xaglo-toosiye)ahna Hoggaamiyihii jabhadii nabad diidka ahayd ee SSC iyo wefti balaadhan oo uu Hoggaaminayo oo soo ajiibay baaqii…

uvs120805-001

Shirkada Dahabshiil Group oo 500 Neef u Qaybisay Cisbitaalada 20 Magaalo isku Mar

Hargiesa Axad 5 Aug 2012 (Saraar Media) Shirkada Dahabshiil Group oo mar walba looga bartey inay taakulayso  bulshada soomaaliyeed meelkasta oo ay joogto caalamka ayaa waxa ay bisha ramadaan ku taageertey xoolo nool…

tartanka quranka

Gunaanadka Tartanka Qur’aanka Bisha Ramadaan iyo Wiil Yar oo ku Guuleystey “Hargiesa

Tartanka oo ay Shirkadda Dahabshiil Maalgelisay + magacyada 8-dii kaalmaha hore u galay 70 wiil oo tartamay iyo alaabmarinta ay kala heleen Hargeysa (Saraar Media)-Tartanka Qur’aanka Kariimka ah ee bisha Ramadaan sannad walba…

silanyo d.hoose

Madaxweynaha Somaliland Oo Kormeer Kadis ah ku tagay xarunta dawladda Hoose ee Hargeysa

Hargeysa Khamiis, 02 August 2012 (Saraar Media) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa Saaka subaxnimadii hore markay saacadu ku beegnayd abaaro 8:00 subaxnimo, kormeer Kedisa ku soo maray xarunta dawlada…

uvs120802-001

Daawo:Laba Beelood oo wada Dega Gobolka Saraar oo loo kala Wareejiyey Geel Mag ah

Caynaba (Saraar Media) Munaasabad loogu kala wareejinayey Geel mag ah laba beelood oo wada dega gobolka saraar ayaa maanta lagu qabtey gobolka saraar waxaana ka soo qayb galay odayaal iyo maamulka gobolka .

news (1)

War Deg Deg ah: Xisaabiyihii Gobolka Sool oo caawa lagu dilay Magaalada Laascaanood

Laascaanood, Khamiis 02 August 2012 (Saraar Media)- Alle ha u naxariistee waxa caawa fiidkii koox aan la aqoonsani ku dishay badhtamaha magaalada Laascaanood Xisaabiyihii maamulka Gobolka Sool Marxuum-Cabdi Cawil Xasan, oo la toogtay…

breaking_news_20

Agaasimihii Maamulka Lacagta ee TV Qaranka Somaliland oo Xabsiga Loo Dhigey Arimo Musuq Maasuq

Hargeysa Arbaco, 01 August 2012 (Saraar Media)- Agaasimihii Maamulka iyo Lacagta ee TV-ga qaranka Xasan Maxamuud Maxamed ayaa eedo musuqmaasuq ugu xidhan maalintii labaad saldhiga Booliska ee degmada Ibraahim-koodbuur ee magaalada Hargeysa, ka…

ciidanka booliska

Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Oo Tababar u soo xidhay 365 Askari oo Boolis ah

Mandheera 31 July 2012 (Saraar Media)- Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta tababar ugu soo xidhay dugsiga tababarka Mandheera 365 askari oo Boolis ah oo muddo afar bilood…

Saraar Media © 2008 All Rights Reserved

East African Media Centre

Designed by Saraar Media

Powered by Saraar Media