Wararka Xiisaha Leh
IMG_0654

Sawiro:Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhiga Ka jaray Madaarka Hargeysa oo La Casriyeeyay

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta dib u furay Garoonka diyaaradaha ee Egal International Airport ee Magaalada Hargaysa oo dib u casriyayn iyo balaadhin lagu sameeyey. Munaasabad si weyn loo…

mayorka harg

Maayarka Hargeisa oo Dhagax Dhigey Qaybtii 2′aad ee Laamiga Suuqa Hargeisa Lagu Dhisayey

 Maayarka Caasimada Hargeisa C/raxmaan maxamuud caydiid (Soltelco) iyo Xoghaya Dawlada Hoose ayaa manta Dhagax Dhigay Qaybtii labaad ee jidka halbawlaha u ah Caasimada Hargeisa ee Hor mara Aqalka Madaxtooyada. Jidka oo Qaybtiisi koowaad…

Qarax-Muqdisho

20 Qarax oo is daba joog ah oo ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Ugu yaraan labaatmaeeyo qarax ayaa caawa siyaabo kala duwan uga dhacay degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir, kuwaasoo geystay khasaare inta la hubo dhaawacyo ah, waxaana qaraxyadn qaarkood lagu weeraray saldhigyo ay ku sugnaayeen…

kismanyo4

Axmed Madoobe oo si Buuxda ula Wareegey Magaalada Kismaanyo

Ciidamada Maamulka Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa la wareegay gacan ku haynta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, kaddib dagaallo saddexdii maalmood ee ugu dambeeyay ka socday gudaha magaaladaas. Dhinacyadii kasoo…

togdheer

Xulka Kubada Cagta ee G/Togdheer oo Xabsiga laga soo daayey

Xulka kubada cagata ee gobolka Togdheer oo ka soo qaybgalay  ciyaaraha gobolada Somaliland ee hada ka socda garoonka kubada cagta ee Hargeisa Staduim  ayaa xoriyadoodii loo soo celiyey maanta 13/06/13. Ciyaartooydan ayaa xabsiga…

mucaawino buuhodle

Bileyska Burco Oo Gacanta Ku Dhigay Raashinkii Mucaawinada Ee Buuhoodle Oo Suuq Madow Lagu xaraashey

Saraar Media; Booliska Burco ayaa gacanta ku dhigey Shan iyo Toban Gaadhi (15) oo Sidey Raashinkii Mucaawinada Turkiga oo ahaa saamigii  Buuhoodle oo la doonayey in suuqa lagu xaraasho. (Haatuf) – Gaadiid xamuul…

Nimco-khaliji saraarmeida

Video:Hees Cusub Cabdi Jibaar iyo Nimco Yaasiin “Guul Alle”

Axad, 19 May 2013 (SM) Fanaaniinta caanka ah Nimco Yaasiin iyo Cabdi Jibaar Khaliiji oo soo wada saarey hees cusub oo la magacbaxday Guul Alle heestan oo ah hees aad u macaan oo…

Somaliland-and-Somalia-Flags-1

Dawlada Somalia oo Jawaab ka Bixisay Xayiraadii Somaliland ku soo Rogtey Diyaaradaha Q.Midoobey

Muqdisho; Axad, 19 May 2013 (SM) Dowladda Soomaaliya  ayaa soo saartey warsaxaafadeed ay kaga hadlayso xayiraadii ay dawlada Somaliland ku soo rogtey duulimaadyada hay’da Qaramada Midoobey ku tagi jireen magaalooyinka Hargeisa iyo Berbera….

Somaliland_18 may saraar media

Qudbadii Madaxweynaha JSL Mudane Ahmed Siilanyo ee 18 May 2013

Hargiesa, 18 May 2013, (SM) Madaxweynaha Somaliland mudane Ahmed Maxamuud Siilaanyo oo ka jeediyey qudbad dheer oo qiiro leh isla markaana ka hadlaysa qadiyada somaliland halkan hoose ka dhagayso qudbadii oo dhamaystiran.  …

xasan somal pres

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka Hadlay Gooni-isku-taagga Somaliland Iyo Jubooyinka

Muqdisho, May 18, 2013 (SM) — Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horreysay ka hadlay arrimaha ka taagan Jubbooyinka, isagoo sheegay in waxyaabaha ka taagan ay qayb ka yihiin waxyaabihii ay…

IMG_9897

Daawo Sawiro:Dabaal Daga Xuska 18 May oo Hada Si toos ah uga socota London

London, 18 May 2013 (SM) Dhamaan caalamka oo dhan waxaa looga dabaal dagayey xuska maalinta gooni isutaaga Somaliland  18 May hadaba waxaa hada si toos ah uga socota garoon weyn oo kubada lagu…

18-may saraarmedia

Daawo Sawirada Qaar ka mid ah Dabaal Daga Xuska 18 May 2013

Hargeisa, 18 May 2013 Saraar Media; Maanta oo si weyn looga dabaal dagay maalinta xuska madaxbanaanida Somaliland ayaa waxa ay ka wada dhaycay magaalooyinka iyo gobolada somaliland oo dhan xaflado si heer sare…

Saraar Media © 2008 All Rights Reserved

East African Media Centre

Designed by Saraar Media

Powered by Saraar Media