Video
diyaarad

Daawo: Diyaaradii ugu Weynayd ee Waligeed Soo Fadhiisata Madaarka Hargiesa

Diyaaradda labaad ee ugu weyn Dalka Itoobiya ayaa maanta soo caga dhigatay Madaarka Caalamiga ah Ee Cigaal International Air-port, kadib markii dhawaan faraha laga qaaday Dibu-dhis lagu sameeyay dhabada Diyaaraduhu ka haadaan, kuna…

wasiirka dibada somland

Daawo: Wareysi Gaar ah Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland M.Biixi Yonis

Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland mudane Maxamed Biixi Yonis oo wareysi gaar ah siiyey telefishinka caanka ah ee HCTV waxaana wareysigan uu siiyey wariyaha caanka ah M.M.Ducaale oo hore uga shaqayn jirey idaacada BBC…

IMG_1554

Full Video: Xildhibaan Ibrahim Jama Rayte oo Si Cilmiyeesan uga Hadlay Shidaalka kuna Biirey Xisbiga Waddani

Waxaa xalayto ka dhacday Galbeedka Magaalada London xaflad si aad u heer saraysa loo soo agaasimay taas oo ay soo qaban-qaabiyeen Hawl-wadeenada Xisbiga Waddani Laantiisa UK. Xafladan ayaa Xisbigu ugu talo-galay soo Dhoweynta…

Mo-Farah-wins-the-5000m

Video: Mo Farah wins 5,000m gold to become double world and Olympic champion

Source; BBC Mo Farah’s career reached incredible new heights as the Briton became only the second man in history to complete an Olympic and world ‘double-double’ in the distance events. The 30-year-old held…

wasiirka arimaha dibada jsl

Daawo: Wasiirka Ganacsiga JSL M. Omar oo Laga Xidhay Hoolka shirarka Deg. Gabiley

Wasiirka Ganacsiga iyo Maalgashiga Somaliland  Maxamed C/laahi Cumar oo laga xidhay hoolka dawlada hoose ee gabiley. Halkan ka daawo dhacdadan cajiibka ah ee ku cusub siyaasadda somaliland

farax murtile

Daawo Hees Cusub: Waryahe Waa Baradho Yartani Waa Bacbac “Farax Murtiile”

Waa  hees cusub oo uu soo saarey abwaanka iyo fanaanka caanka ah ee Faarax Murtiile, heestan waxa uu laxanka ka soo qaatey hees English ahayd oo aad caan u ah isla markaana ahayd…

IMG_0645

Daawo Qudbadii Ciida ee Madaxweyne Siilaanyo “Kaalaya Miiska Wada Hadalka”

Madaxweynaha Somaliland oo jeediyey qudbad ku saabsan maalinta ciidil fidrida isla markaana waxa uu ku sheegey qudbadiisa in somaliland aanay ka qayb galeen shirka ka dhici doona magaalada Burissels ee loo qabanayo soomaalida…

Madaxweyne-Ku-xigeenka

Daawo Qudbadii Salaada Ciida ee Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland “Saylici”

Daawo Madaxweyne ku xigeenka Somaliland mudane C/raxman Saylici oo salaadii ciida kula tukaday dadweynaha majid jamaca weyn ee magaalada Haregisa qudbad dheerna halkaa ka jeediyey ka dib markii ay salaadu dhamaatey.   source;…

gud ciro

Gudoomiyaha Baarlamanka Somaliland “Ciro”oo ka Hadlay Golaha Wadatashiga

Gudoomiyaha Baarlamanka Somaliland ahna gudoomiyaha xisbiga mucaaridka Waddani mudane C/raxmaan Maxamed C/laahi Ciro ayaa ka hadlay golahii cusbaa ee dhawaan lagu dhawaaqay kuwaas oo la magac baxay golaha wadatashiga

punt doorasho.1

Video; Faah faahin ku Saabsan Qasaarihii Qardho ee Doorashada Puntland

Sida aan ku sheegney wararkayagii hore ee maanta waxaa iska hor imaad ka dhacay magaalada Qardho subaxnimadii hore ee maanta, kadib markii ciidamo ku gaashaaman gawaarida qoryuhu ku rakiban yihiin ay magalada soo…

warancade

Daawo:Wasiirka Arimaha Gudaha “Warancade” oo Kormeer ku soo Maray Xarumaha Dawlada Berbera

Wasiirka arimaha Gudaha Somaliland mudane Cali Maxamed Warancade ayaa booqasho ku tagay magaalada Berbera isla markaana kormeer ku soo maray qaar ka mid ah xarumaha dawlada . halkan sare ka daawo

sheekh mustafa

Daawo; Muxaadaro uu soo Jeedinayo Sheekh Mustafa X. Ismaaciil

Daawo Muxaadaradan oo ka hadlaysa waxyaalo badan oo ku saabsan diinta islaamka iyo qofka bini aadamka waxa looga baahanyahay inuu caabudo alle, waxaa inoo soo jeedinaya sheekh mustafa ismaaciil.

Saraar Media © 2008 All Rights Reserved

East African Media Centre

Designed by Saraar Media

Powered by Saraar Media