:

Xildhibaanada kasoo horjeeda Mooshinka Barlamanka Somalia oo qoraalo u diray Beesha Caalamka -

Barlamaanka

Xildhibaanada kasoo horjeeda Mooshinka Barlamanka Somalia oo qoraalo u diray Beesha Caalamka -

0

Qoraallo sir ah oo ay qoreen xildhibaannada kasoo horjeeda mooshinka, isla markaana taageersanna ra’iisul wasaaraha Soomaaliya una direen beesha Beesha Caalamka oo ay HOL heshay ayay ku codsadeen in fara-gelin lagu sameeyo Khilaafka u dhexeeya madaxda Somalia, kaasoo ay u arkeen inuu khatar weyn ku yahay jiritaanka Qaranimada Soomaaliya. Qoraalladan oo laba ah ayaa loo kala diray Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, IGAD, Midowga Yurub, Mareykanka, ...