suugaanta
farax murtile

Daawo Hees Cusub: Waryahe Waa Baradho Yartani Waa Bacbac “Farax Murtiile”

Waa  hees cusub oo uu soo saarey abwaanka iyo fanaanka caanka ah ee Faarax Murtiile, heestan waxa uu laxanka ka soo qaatey hees English ahayd oo aad caan u ah isla markaana ahayd…

hodan cabdi fanan

Fanaanada Hodan C/raxman oo si Weyn Loogu soo Dhaweeyey Boorama

Boorama; 29 May 2013 (SM) Fanaanada weyn ee caanka ah Hodan Cabdiraxman ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyey magaalada Boorama ka dib markii ay ka soo gashay dhinaca Ethiopia oo ay…

nimco Samriyo

Shaqaalaha Shabakada “Saraar Media” waxa ay u Dirayaan Tahniyad Meherka Wariye Nimco Cumar Maxamed (Nimco Samriye) iyo Mustafe Rashaad

Hargeysa (Saraar Media )- Dhamaan Maamulka iyo Wariyaasha shabakadda SARAAR MEDIA waxa ay Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaan Meherka Wariye Nimco Cumar Maxamed (Nimco Samriye) iyo Mustafe Rashaad oo Meherkoodu ka dhacay Magaaladda…

Hadraawi-

Abwaan Hadraawi oo ku Guuleystey Amaal Marin Caalami ah.

Hargeysa, Sabti, 8 Sept 2012 (Saraar Media)- Kow iyo toban isugu jira maskax-maallo, abwaanno, filim-sameeyeyaal iyo ururro ka socda dalal kala duwan, ayaa ku guulaystay aqoonsi caalami ah oo sannadkiiba mar lagu sharfo…

farxan deelqaf

RAGSIYAASI WADANOQOY QAYBTII 2 AAD (by Farxan Deelqaf)

Marka saacu gudhanyahay  Waxa seeto laga dhigay Dadku inay ku somaan  Xilka sabenku leeyahay  Iyo weedha saalloon  Sacab madhanba loo hay  Sadarrada hal hayska ah  Qof saluuga moyee  Hadda cadaygu waa soor  Sirtu…

farxan deelqaf

RAG SIYAASI WADA NOQOY (Maanso) Hadraawi

halkan waxan ka salaamayaa shabakada wararka calamiga ah ee SARAARMEDIA iyo shaqaleheda sharafta leh ee u adeega  bulshada caalamka melkastay jogaanbawaana ku mahadsan tihiin dadaalka aad wadaan halkaana ka sii wada.  intaa hadaan ka gudbo…

Sequence 01.Still005

Daawo Hees Cusub oo uu Soo saarey Fanaanka Caanka ah Faysal Yusuf “Somaliland”

London (Saraar Media) Fanaanka dada yar ee Faysal Yusuf (Faysal Yare) ayaa waxa uu soo saarey hees muuqaal ah oo uu u qaaday Somaliland 18 May’dii sanadkii 2011. Heesta magaceeda waxa la yidhaahdaa…

gabey

Gabay: Ka Mabsuudnay Goortii Sidii (Axmed Caadleef) Xargaga ka Dib.

Beesha Bariga Burco iyo meelo kaleba degta ayaa waxaa Geel ka dhacay Beesha degta Laascaanood,Geelii la dhacay waa laga daba tegey oo waa lasoo dhiciyey waxayna ka dileen 33 Nin, intii dagaalku socdey Ragii…

abwaan a tarabi

Abwaan Aadan Tarabi iyo maanso 320 geed magacyadood ku jiraan.

Bal isku day inaad wuxuun ka xusuusatid siday u ekaayeen waxyaabaha loo isticmaalo,cunto,hadh,biyo,dawo,sun,wax caruurtu ku ciyaarto,hoy,dugsi.udgoon iyo qadhmuun bahalaha layskaga eryo. Qudhaca iyo Galoolka. Gobka dheer ee la taagay. Dimcad aad garanaysiyo Xammudhkoo…

gabay

Madaxtooyadda Somaliland Oo Soo Saartay Gabay Ay Ugu Tallo-gashay Xuska 21-guurada Madax-banaanida Jamhuuriyadda Oo Ay Curisay Haweenay Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye

Burco (Saraarmedia) 13.05.2012 Madaxtooyadda Somaliland ayaa soo saartay Gabay ay ugu tallo-gashay xuska 21-guurada Madax-banaanida Somaliland, taasi oo ku beegan 18-ka bishan May. Gabeygan oo ay samaysay Abwaanada lagu Magacaabo Koos Jaamac Dhunkaal…

gabay1

Tix Gabay ah “Galbeedi” By Abwaan C/laahi Mahamed Dabey

Galbeedi waa tix gabay ah oo gaaban  ujeedada iyo dullucda looga jeedaana ay tahay aragtiyaha reer Galbeedka ee qotoda dheer.Kuna aadan dad yawga muslimiinta ah iyo barooyinka ay ku negi yihiin, sida  reer galbeedku isu…

Saraar Media © 2008 All Rights Reserved

East African Media Centre

Designed by Saraar Media

Powered by Saraar Media