Madaxtooyadda Somaliland Oo Soo Saartay Gabay Ay Ugu Tallo-gashay Xuska 21-guurada Madax-banaanida Jamhuuriyadda Oo Ay Curisay Haweenay Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye
Burco (Saraarmedia) 13.05.2012 Madaxtooyadda Somaliland ayaa soo saartay Gabay ay ugu tallo-gashay xuska 21-guurada Madax-banaanida Somaliland, taasi oo ku beegan 18-ka bishan May. Gabeygan oo ay samaysay Abwaanada lagu Magacaabo Koos Jaamac Dhunkaal…
Tix Gabay ah “Galbeedi” By Abwaan C/laahi Mahamed Dabey
Galbeedi waa tix gabay ah oo gaaban ujeedada iyo dullucda looga jeedaana ay tahay aragtiyaha reer Galbeedka ee qotoda dheer.Kuna aadan dad yawga muslimiinta ah iyo barooyinka ay ku negi yihiin, sida reer galbeedku isu…





























