Sports
Mo-Farah-wins-the-5000m

Video: Mo Farah wins 5,000m gold to become double world and Olympic champion

Source; BBC Mo Farah’s career reached incredible new heights as the Briton became only the second man in history to complete an Olympic and world ‘double-double’ in the distance events. The 30-year-old held…

_farahstill

Video:Mo Farah wins 10,000m title at World Championships in Moscow

  By Aimee Lewis BBC Sport in MoscBy Aimee Lewis BBC Sport in Moscowow Double Olympic champion Mo Farah created history once again in Moscow as he became the first British man to…

haile

Ethiopia’s Haile Gebrselassie to run for parliament

source; bbc;  Ethiopian athletics star Haile Gebrselassie says he is entering politics with the aim of winning a parliamentary seat in the 2015 election. The 40-year-old’s announcement follows long-standing rumours that his athletics…

Andy Murray wins the Tennis cup first time for British

Britain’s Murray wins Wimbledon Tennis

Source:By James Masters     The 77-year itch has been scratched, history has been rewritten and the yearning is no longer. Perhaps now — after becoming the first British man to win Wimbledon for…

IMG_0148

Dhageyso + Sawiro:Madaxweyne Siilanyo oo la Kulmay Ciyaartooydii ku Guuleystey Koobka kubada Cagta & Gacanta

Madaxweynaha JSL mudane Ahmed M. Siilanyo ayaa maanta kula kulmay qasriga Madaxtooyada ciyaartooydii ku guuleysatey koobabka kubada cagta iyo kubada gacanta oo kala ahaa G/maroodi jeex oo ku guuleystey koobka kubada cagta iyo…

koobka 2

Xulka Gobolka Maroodi Jeex oo ku Guuleystey Koobka Kubada Cagta ee Ciyaaraha G.S/land 2013

Xulka Gobolka Maroodi-jeex ayaa sanadkii labaad ee xidhiidh ah ku guulaystay tartanka kubadda cagta ee ciyaaraha Goboladda Somaliland, ka dib markii ay maanta Gool ku laad 6-5 kaga badiyeen xulka gobolka Hawd oo…

gabiley basket

Xulka Kubada Basketball ka ee Gabiley oo ku Guuleystey Koobka Basketball ka Ciyaaraha G/Somaliland

Xulka Gobolka Gabiley   ayaa ku guulaystay tartanka kubadda kollayga ee ciyaaraha goboladda Somaliland ka dib markii ay caawa ka badiyeen xulka  Maroodi-jeex  oo ay caawa ciyaartii kama dambaysta ku wada yeesheen garoonka kubadda…

Ciyaartoyda u Ciyaarayey G/ Maroodi Jeex

Halkan ka Daawo Shaxda Isku aad aadka Wareega 2′aad ee Ciyaaraha Gobolada Somaliland

Shaxda isku aad aad ka Wareega labaad ee ciyaaraha Gobolada Somaliland oo la shaaciyey Wasiirka Wasaarada isboortiga iyo Dhalinyarada Mudane Cali Siciid Raygal ayaa maanta ka hadlay dhamaadkii wareegii 1′aad ee ciyaaraha gobolada…

togdheer

Xulka Kubada Cagta ee G/Togdheer oo Xabsiga laga soo daayey

Xulka kubada cagata ee gobolka Togdheer oo ka soo qaybgalay  ciyaaraha gobolada Somaliland ee hada ka socda garoonka kubada cagta ee Hargeisa Staduim  ayaa xoriyadoodii loo soo celiyey maanta 13/06/13. Ciyaartooydan ayaa xabsiga…

footbal

Shaxda Ciyaaraha Somaliland iyo inta u Soo Baxday Wareega 2′aad

Ciyaaraha Gobolada Somaliland ee sanadka 2013 ayaa si wanaagsan u socda waxaana lagu jiraa gabo gabadii wareegi 1′aad, hadaba halkan waxaad ka eegan kartaa shaxda guruubada iyo dhibcaha ay kala haystaan iyo waliba…

saraar team

Xulka G/Saraar oo ku Dhuftey 1:0 Xulka G/Buuhoodle una Soo Baxay Semi finalka

Ciyaartooyda Xulka G/Saraar oo markii ugu horeysay ee ay ka soo qayb galaan ciyaaraha gobolada Somaliland u soo Gudbay Semi Finalka. Waxaa maanta ka dhacay garoonka weyn ee Hargeisa Studium ciyaar aad u…

togdheer

War deg Deg ah : Xulka Ciyaartooyda G/Togdheer oo Xabsiga la Dhigey

War Deg Deg ah Ciyaartooydii G/togdheer oo xabsiga loo taxaabay Waxaa maanta xabsiga la dhigey ciyaartooydii G/togdheer ka dib markii ay is qab qabsadeen dhexdooda oo ay isku qabsadeen si qabyaaladeysan. Wasiirka ciyaaraha…

Saraar Media © 2008 All Rights Reserved

East African Media Centre

Designed by Saraar Media

Powered by Saraar Media