Politics
Madaxweyne_Xasan_Sheekh_Max

Madaxweynaha Somaia “Dowladdu Waxay ku Howlan tahay sidii ay Wadahadallo ula furi lahayd Puntland”

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ka hadlayay warbaahinta ku hadasha afka dowladda ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay qorsheynayso inay wadahadallo la furto maamulka Puntland oo dhawaan ku dhawaaqay inuu xiriirka…

Faroole1

Madaxweynaha Puntland oo eedeeyay Dowladda Somalia kana soo horjeestay Heshiiskii Addis Ababa lagu gaaray

Madaxweynaha Puntland, Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud Faroole ayaa ku eedeeyay dawlada dhexe ee Soomaaliya inay is-hortaagtay nidaamka federaaliga ah ee Soomaaliya la doonayo in laga hirgaliyo. Madaxweyne Faroole oo baryahanba ku sugnaa magaalada…

Nicholas un

Collective efforts essential for progress as Somalia faces critical moment – UN envoy

source; un news   The top United Nations envoy in Somalia today stressed that collective and coordinated efforts from the Government as well as regional and international organizations are needed to achieve progress…

somali piracy

No Ransom, No Release for Hostages of Somali Pirates

In recent months the number of pirate attacks along Somalia’s coast has dropped, but an estimated 97 seafarers remain in the hands of pirates. Many of these hostages are uninsured and negotiations for…

20130821063530

Dawladda Ethipia oo Bahdilaad Xun ku Samaysay Madaxweynaha Somalia

Dowlada Ithopia ayaa muujisay astaan ay xidhiidhka ugu jartay Xasan Sheekh Maxamuud kadib markii shalay ay Dowlada Ithopia ay ka gaabsatay soo dhawaynta Madaxweynaha Dowlada Federaalka ee Soomaaliya. Madaxweynaha Xasan Sheekh ayaa ka…

IMG_1517

Sawiro:Xildhibaan Ibraahin Jama “Rayte” oo ka Baxay Kulmiye kuna Soo Biirey Xisbiga Waddani

Waxaa xalayto ka dhacday Galbeedka Magaalada London xaflad si aad u heer saraysa loo soo agaasimay taas oo ay soo qaban-qaabiyeen Hawl-wadeenada Xisbiga Waddani Laantiisa UK. Xafladan ayaa Xisbigu ugu talo-galay soo Dhoweynta…

Shirkii_Kampala_3

Sawiro: “Kismaanyo ha Lagu Wareejiyo Maamulka Dawlada Somalia” Go’aamadii Shirkii Uganda ee AMISON

Shirkii ka socday Magaalada Kampala ee ay lahaayeen waddama ay Ciidamada ka joogaan Soomaaliya  iyo dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa la soo gebagebeeyay, iyadoo ay shirkana laga soo soo saaray War-Murtiyeed ka kooban 39…

AMISOM_Head_of_States

Meeting of the Heads of State and Government of the Troops Contributing Countries of AMISOM

COMMUNIQUÉ A meeting of the Heads of State and Government of the Troop Contributing Countries (TCCs) to the African Union Mission in Somalia (AMISOM), Ethiopia and Somalia took place in Kampala, Uganda on…

IMG_8636

Sawiro:Labada Xisbi ee Waddani & UCID Laamahooda UK oo Kulan ku Yeeshay London

Waxaa xalayto oo bishu ahayd 2nd August 2013,  kulan ku yeeshay Galbeedka Magaalada London labada Xisbi Qaran ee Waddani iyo Ucid. kulankan oo ay abuubulkiisa iska kaashadeen Xoghayayaasha labada xisbi ee Ucid iyo…

ucid xoghaya

Xisbiga Ucid oo jawaab ka Bixiyey Hadal ka soo yeedhay Guddida Diwan galinta

Xisbiga UCID ayaa si kulul uga jawaabay amar ka soo baxay Guddida Diwaan-gelinta ururadda iyo Asxaabta Qaranka oo u soo jeediyay inay Eryaan Guddoomiyaha Xisbigaasi Faysal Cali Waraabe, maadaama oo uu ka soon…

ka bilow bidix; Xoghayaha guud uk, Raage, Gudoomiyaha UK

Sawiro: Liiska Xubnaha Hogaanka Cusub ee Xisbiga Waddani UK oo Lagu Dhawaaqay

Kulan si  heer saraysa loo soo agaasimay ayna ka soo qayb galeen Xubnaha Hogaanka cusub  ee Xisbiga Waddani UK, Madaxda Laamaha Gobolada, Xubno ka tirsan Gudiga Fulinta Xisbiga ee heer Qaran iyo Xubno…

gud ciro

Gudoomiyaha Baarlamanka Somaliland “Ciro”oo ka Hadlay Golaha Wadatashiga

Gudoomiyaha Baarlamanka Somaliland ahna gudoomiyaha xisbiga mucaaridka Waddani mudane C/raxmaan Maxamed C/laahi Ciro ayaa ka hadlay golahii cusbaa ee dhawaan lagu dhawaaqay kuwaas oo la magac baxay golaha wadatashiga

Saraar Media © 2008 All Rights Reserved

East African Media Centre

Designed by Saraar Media

Powered by Saraar Media