Opinion
iskaleeji

Daawo Heestan: Hablaheena Soomaaliyeed by Iskaleeji

Waa hees cusub oo uu soo saarey fanaanka caanka ah Iskaleeji codka iyo laxankaba waxaa iska leh Iskaleeji heestan magaceeda waxa la yidhaahdaa Hablaheena soomaaliyeed.

tacsi (1)

Tacsi: Indhodeeq Cali Cawad oo ku Geeriyootey Burco

Waxaa magaaada Burco ku geeriyoodey alla ha u naxariistee Hooyo Indhodeeq Ali Gucure waxaana lagu aasay xabaalaha Burco shallay. Marxuumadu waxay u dhimatay xanuun mudo badan hayey. Waxaan ilaahay uga baryeenaa inuu naxariistii…

ciro wadani

Gud. Xisbiga Waddani “Ciri”oo Tacsi u Diraya Dr Gaboose Geerida ku Timi Walaalkii

Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI, Hogaanka Xisbiga, Dhamaan Guddida Fulinta, Golaha Dhexe  iyo taageerayaasha Xisbiga WADDANI waxay iyagoo ka tiiraanaysan tacasi u diryaan Dr, Maxamed Cabdi Gaboose geeridii ku timi walaalkii.    Marxuum Mursal Cabdi Gaboose oo Maanta ku…

qabojiye

Daawo Heestan macaan ee uu qaadayo Abdi Qaboojiye “Cleopatra”

Waa heestii macaaneed ee uu soo saarey fanaanka weyn ee qaboojiye waana heestii la magacbaxday “Cle0patra” waa hees aad macaan oo aanu ugu talagalnay inaad nagula nasataan. Daawasho wacan.

farax murtile

Daawo Hees Cusub: Waryahe Waa Baradho Yartani Waa Bacbac “Farax Murtiile”

Waa  hees cusub oo uu soo saarey abwaanka iyo fanaanka caanka ah ee Faarax Murtiile, heestan waxa uu laxanka ka soo qaatey hees English ahayd oo aad caan u ah isla markaana ahayd…

Soo_dheweyn_Biixi_1

Faalo: Siyaasadda Arimaha Dibadda ee Somaliland (Yusuf Garaad)

Faalo: Siyaasadda Dibadda ee Somaliland Marka la barbardhigo Soomaaliya inteeda kale, Somaliland waxay ku tallaabsatay horumar dhinacyo badan leh oo la taaban karo. Waxaana aniga iigula muhiimsan horumarka ay ka gaartay xagga amniga…

yusuf garaad

Faalo: Maxaa “ka iman kara Maamulka Hawada Somaliya Maxaase la Maamulayaa ” Yusuf Garaad

Suxufiga caanka ah ee hore uga shaqayn jirey idaacada BBC Somali ayaa falaqayn ku sameeyey qodobkii hawada ee lagu heshiiyey shirkii Istaanbuul ee Somaliland iyo Somaliya isla markaana waxa uu ka eegi doonaa…

somalia-meeting

Analysis (Faalo) Shirkii Somaliland iyo Somaliya ee Turkiga iyo Qodobadii ugu Adkaa “by Mustafa Ali”

Is araga 4′aad ee wadahadalada Somaliland iyo Somalia ayaa waxa uu ka dhacay magaalada Istaanbuul ee dalka turkiga kaasoo bilaabmay maalintii axadii 7 July 2013 wuxuuna dhamaaday maalintii Talaadada ahayd ee 10 July…

yusuf_jeego_2013

Daawo: Hees Cusub “Gob Xul ah” By Yusuf Jeejo

Waa hees cusub oo uu soo saarey fanaanka Yusuf Jeejo oo la magac baxday Gob Xul ah.

somaliland youth

A way Forward for Somaliland Youth

Opinion Somaliland youth are the back bone of Somaliland nation and they are the future leaders of this nation . The life of the young people have been facing so many difficulty &…

Xuseen shire

Video: Hees Cusub “Dhaanto” iyo Codkii Abwaanka Xuseen Shire

Waa hees cusub oo uu soo saarey Fanaanka iyo abwaanka weyn ee caanka ah waa Xuseen Shire, heestan magaceeda waxaa la yidhaahdaa Dhaanto waxaa la jiibiniya oo la ciyaaraya fanaanka weyn ee caanka…

26 june 1960

“26 June” Waa Maalin Dadkeedii God Madow ku Rideen

“26 June” Waa Maalin Dadkeedii God Madow ku Rideen Maalinta 26 June waa maalin aad qaali ugu ah dhamaan dadka ku hadla afka soomliga meelkasta oo ay joogaanba waayo waa maalintii ugu horeysay…

Saraar Media © 2008 All Rights Reserved

East African Media Centre

Designed by Saraar Media

Powered by Saraar Media