Kenya
vista hotel ken

Qaraxyo lala Beegsaday Hoteel lagu Caweeyo oo ku yaalla Magaalada Mombassa Kenya

Bambaasa (Saraar Media) — Booliiska dalka Kenya ayaa sheegay in hal qof uu ku dhintay, shan qof oo kaelna ay ku dhaawacmeen weerar saddex bambaano oo lagu weeraray xalay hoteel lagu caweeyo oo…

Dibadbax

Dibad-bax Ballaadhan oo ka soconaya Xaafadda Eastleigh (Islii) ee Nairobi iyo Goobihii Ganacsi oo xidhmay.

Nairobi (Saraar Media) — Waxaa maanta ka soconayo Xaafadda Eastleigh (Islii) ee magaalada ee Nairobi dibad-bax ballaaran oo ay soo qabanqaabiyeen ganacsatada xaafadda, kaasoo ay uga cabanayaan amni darrida kusoo badaneysa Xaafadda. Dibadbaxan…

Kenya Grenade Attack

Kaniisad ku taalla Magaalada Nairobi oo lagu Weerar Bam-gacmeed geystay Khasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac

 Nairobi (Saraar Media) — Booliiska dalka Kenysa ayaa sheegay in ugu yaraan hal qof uu ku dhintay 10-qof oo kalena ay ku dhaawacmeen bam-gacmeed maanta oo Axad ah lagu weeraray kaniisad ku taalla…

Deputy-Prime-Minister-Uhuru-Kenyatta

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda ee dalka Kenya oo Muqdisho soo gaaray

Muqdisho (Saraar Media) — Wafdi uu horkacayo wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Kenya, Richard Momoima Onyonka ayaa soo gaaray Muqdisho, iyadoo xubno ka tirsan dowladda KMG ah ay kusoo dhaweeyeen…

oil (1)

Kenya, Somalia border row threatens oil exploration

NAIROBI  (Reuters) – A row between Kenya and Somalia over their maritime border may deter multinational oil companies from exploring for oil and gas offshore east Africa, and a Somali official warned that…

mandh

Ciidamada Ammaanka Xaafadda Islii (Eastleigh) ee Nairobi oo Toogasho ku dilay Sedex nin oo Burcad ah

Nairobi (Saraar Media) — Ciidamada ammaanka xaafadda ay Soomaalidu degto ee Islii ayaa shalay gelinkii danbe toogasho ku dilay ilaa sedex nin oo burcad ah kuwaa oo doonayay in ay dhac u geystaan…

YUUSUF5

Yuusuf Xaaji oo u sharraxan inuu senetor ka noqdo Garisa County (Kenya)

Garisa Kenya (Saraar Media) – Shir ballaaran oo isugu yimaadeen culumaa’udiinka,ganacsatada iyo siyaasiyiinta beesha Samawadal ee uu kasoo jeedo wasiirka difaaca ee dalka Kenya Yuusuf Xaaji ayay ku sheegeen inay u sharraxeen jagada…

GlobalPacific-logo

3rd Eastern Africa Oil, Gas & Energy Week, 26-28 March 2012

NAIROBI, Kenya, February 23, 2012/ — Global Pacific & Partners announce their Program for the 3rd Eastern Africa Oil, Gas & Energy Week in Nairobi, Kenya, 26-28 March 2012. Dr Duncan Clarke, Chairman & CEO, Global…

tp-4758

Somali Refugees Face Insecurity Inside Dadaab Camp (VOA News: IN FOCUS Africa)

The Dadaab refugee camp in Kenya has been home to refugees fleeing conflict and famine in Somalia for more than 20 years. VOA’s Alex Pena reports.   Source; VOA in Focus  

Nairobi_Explosion1

Grenade attack at bus station in Kenya’s capital kills at least 4, wounds 40

NAIROBI, Kenya (AP) — A grenade attack at one of the main bus stations in Kenya’s capital killed at least four people and wounded 40 others Saturday, officials said, in the latest bloodshed…

Saraar Media © 2012 All Rights Reserved

East African Media Centre

Designed by SaraarMedia

Powered by Saraarmedia