Obama Unveils $3B Private Sector Pledge to Fight Africa Hunger
President Obama today announced a $3 billion private sector pledge to support agriculture and help feed Africa’s starving populations, saying the U.S. has a “moral obligation to lead the fight.” “When tens of…
W/Arimaha Dibada JSL oo Sheegey in Wadahadal kii Somaliland & Somalia Lagu Qaban doono UK
Hargeysa (Saraar Media) Wasiirka arrimaha Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa daboolka ka qaaday in ay dhawaan dalka Britain ka bilaabi doonaan wada hadaladii ay beesha caalamku baaqadya bishii Febuary sannadkan ku baaqday…
Video:Hooyo Ayaan Cabdule oo Lagu Qabtey Labo Sharci oo ay ku Leedahay UK & Sweden Lana Xidhay
London (Saraar Media) Fadeexad iyo ceeb weyn ayaa waxaa la sheegay inay soo wajahday haweeney Soomaali ah oo ku nool dalka Ingiriiska ka dib markii lagu soo eedeeyey wax isdabamarin iyo inay mar…
Ictiraafkii Diinka saarnaa Kulmiye Harimcad buu saaray.
Hargeysa(SaraarMedia)-Xaflad ka dhacday Xalay Caasimada Jamhuuriyada Somaliland oo lagu xusayey maalintii ka noqoshada Midowgii Koonfurta Somaliya oo ay kasoo qayb galeen Madaxda Dowlada, Xisbiyada iyo Ururada Siyaasada,Madaxweynihii hore Mudane Daahir Riyaale iyo marti…
Xaflad lagu xusayay Xuska 18-ka May oo lagu qabtay Madaxtooyadda iyo Daahir Rayaale oo ka hadlay
Hargeysa (Saraar Media)- Xaflad balaadhan oo lagu xusayay sanad-guuraddii 21-aad ee ka soo wareegtay dib ula soo noqoshadii madaxtinimadda Somaliland, ayaa caawa lagu qabtay xarunta Madaxtooyadda Somaliland. Xafladan waxa ka qeyb galay Madaxweynaha…
Dabaal daga Xuska 18 May Magaalada Ceerigaabo
Ceerigaabo (Saraar Media) munaasabad balaadhan oo lagu xusayey xuska sanad guurada 18 May 2012 ayaa lagu qabtey fagaaraha kheyriyada ceerigaabo.
Dabaal daga Xuska 18 May oo Si weyn Looga Xusay Magaalada Gabiley
Gabiley (Saraar Media) waxaa si weyn looga dabaal dagay munaasabada xuska 18 May 2012 magaalada Gabiley
Video: Dabaal daga 18 May oo Si weyn Looga Xusay Magaalada Laascaanood
Laascaanood (Saraar Media) magaalada laascaanood ayaa iyana si weyn looga dabaal dagay
Video: Dabaal daga 18 May oo Si weyn Looga Xusay Magaalada Boorama
Boorama (Saraar Media ) Magaalada Boorama ayaa si weyn iyana looga dabaal dagay waxaana ka hadlay madax badan
Video: Qudbadii Ahmed Siilanyo iyo Dabaal daga Xuska 18 May ee Hargeisa
Hargiesa (Saraar Media) Waxaa maanta si weyn looga xusay magaalada Hargiesa xuska maalinta 18 May 2012 iyo Madaxweyne ahmed Siilanyo oo qudbad taariikhiiya ka jeediyey halkaas. daawaso wacan





























