Music
hodan iyo mursal

Daawo Heestii “DHAXDIN” Mursal Yare iyo Hodan Abdiraxman oo Fiidiyow ah

Fanaaniinta caanka ah ee Mursal yare iyo Hodan Abdiraxmaan ayaa soo saarey hees aad u macaan oo la magac baxday DHAXDIN heestan oo ay si talan taali ah u wada qaadayaan ayaa waxaa…

iskaleeji

Daawo Heestan: Hablaheena Soomaaliyeed by Iskaleeji

Waa hees cusub oo uu soo saarey fanaanka caanka ah Iskaleeji codka iyo laxankaba waxaa iska leh Iskaleeji heestan magaceeda waxa la yidhaahdaa Hablaheena soomaaliyeed.

qabojiye

Daawo Heestan macaan ee uu qaadayo Abdi Qaboojiye “Cleopatra”

Waa heestii macaaneed ee uu soo saarey fanaanka weyn ee qaboojiye waana heestii la magacbaxday “Cle0patra” waa hees aad macaan oo aanu ugu talagalnay inaad nagula nasataan. Daawasho wacan.

farax murtile

Daawo Hees Cusub: Waryahe Waa Baradho Yartani Waa Bacbac “Farax Murtiile”

Waa  hees cusub oo uu soo saarey abwaanka iyo fanaanka caanka ah ee Faarax Murtiile, heestan waxa uu laxanka ka soo qaatey hees English ahayd oo aad caan u ah isla markaana ahayd…

yusuf_jeego_2013

Daawo: Hees Cusub “Gob Xul ah” By Yusuf Jeejo

Waa hees cusub oo uu soo saarey fanaanka Yusuf Jeejo oo la magac baxday Gob Xul ah.

Xuseen shire

Video: Hees Cusub “Dhaanto” iyo Codkii Abwaanka Xuseen Shire

Waa hees cusub oo uu soo saarey Fanaanka iyo abwaanka weyn ee caanka ah waa Xuseen Shire, heestan magaceeda waxaa la yidhaahdaa Dhaanto waxaa la jiibiniya oo la ciyaaraya fanaanka weyn ee caanka…

hodan abdirax

Video:Hees Cusub oo ay soo wada saareen fanaaniinta Hodan C/raxman, Nuur Cade & Raxma Ruuxey

Fanaaniita kala ah Hodan C/raxman, Nuur Cade iyo Raxma Roos oo soo wada saarey hees cusub oo ah heesaha aroosyada isla markaana ay hambaylyo uga dhigeen lamaane isku guursaday magaalada Hargeisa isla markaana…

Hodan-abdirah

Video: “Hees Macaan” Hodan C/diraxmaan iyo Dalmar Yare & Heestii Istareex ku Nooloow

Macaamiisha sharafta leh ku yara nasta heestaan macaan ee ay wada qaadayaan fanaaniinta Hodan Abdirahman iyo Dalmar Yare waa hees aad u macaan isla markaana Hodan ay aad ugu raaxaysanayso heesta markaad eegto…

qiimiyo haween saraar

Video Hees: Fananka Fuad Cumar iyo Heestii “Qiimo iyo Haween”

Ku nasta heestan macaan ee uu ku luuqeeynayo fananka Fuad Cumar . Heestan oo la magac baxday Qiimo iyo Haween waa hees cusub oo uu soo saarey dhawaan. ku raaxeyso qiimeynta dumarka  …

KNaan saraar media

Rapper,songwriter K'naan is trying to become a Film Director

Source; Canadian Press Thursday, May 23, 2013 by Cassandra Szklarski TORONTO – Somali-Canadian rapper K’naan has long drawn musical inspiration from his troubled homeland. Now he says he’s ready to make a film…

Nimco-khaliji saraarmeida

Video:Hees Cusub Cabdi Jibaar iyo Nimco Yaasiin “Guul Alle”

Axad, 19 May 2013 (SM) Fanaaniinta caanka ah Nimco Yaasiin iyo Cabdi Jibaar Khaliiji oo soo wada saarey hees cusub oo la magacbaxday Guul Alle heestan oo ah hees aad u macaan oo…

geele cawaale

Dhageyso Hees cusub oo Fanaanka Cawale Yare ku caayey Madaxweyne Geele iyo Marwadiisa Khadra Xayd “Djabouti”

Fanaanka caanka ah Cawaale yare ayaa hees cusub oo uu soo saarey ku caayaya Madaxweynaha Djabouti iyo Marwadiisa isla markaana taageera buuxda sii yey xisbiga mucaaradka ah. Halkan  ka dhageyso heesta    …

Saraar Media © 2008 All Rights Reserved

East African Media Centre

Designed by Saraar Media

Powered by Saraar Media