Daawo Sawirada:Tartanka Heesaha Hirgalay oo Markii ugu Horeysay Lagu Qabtay Dalka Sweden
Sweden (Saraar Media) Waxaa habeenkii xalay ahaa markii ugu horreysay lagu qabtay magaalada Orebro ee dalka Sweden tartanka heesaha hirgalay, kaasi oo uu qabtay Ururka Somali Idol oo dhawaan looga dhawaaqay dalka Sweden….
Dhageyso: Fananada Sahra Halgan oo Soo Saartey Hees Cusub oo ay u Qaaday Somaliland
Fanaanada Caanka ah ee Sahra Halgan oo soo saartey hees cusub oo ay u qaaday Somaliland isla markaana ugu tala gashay inay ku damaashaadaan sanadkan dadweynaha reer Somaliland ee u dabaal degaya sanad…
Daawo: Barnaamijka Ka Bogashada Fanka & Suugaanta Waxaa Daadaheynaya Muna Saalax
London (Saraar Media ) Waa Barnaamij Cusub oo ay Saraar Media ku soo kordhisay adeegyadeeda saxaafada barnaamijkan oo la magac baxay Ka Bogashada Fanka waxaana daadiheeya wariye khibrad dheerad ah u leh fanka…
Hees Cusub oo uu Soo Saarey Fanaanka Mustafa TT ( waa Heestii Caleema Saar)
Hees cusub oo uu soo saarey fanaanka weyn ee Mustafa TT Dhageysi haboon
Fananka Nuur Daalacay oo Soo Saarey Hees Cusub oo Somaliland ah
Hees cusub oo fananaka nuur daalacay u sameeyey Somaliland isaga ayaa le h laxanka, miraha iyo codkaba
Exlclusive Somali Music Player List with Different Artists
This is exclusive Somali Music Player List and you can play next or previous button. Enjoy with Somali Music Contenu alternatif Saraar Media will bring you more music





























