Islam
sheekh mustafa

Daawo; Muxaadaro uu soo Jeedinayo Sheekh Mustafa X. Ismaaciil

Daawo Muxaadaradan oo ka hadlaysa waxyaalo badan oo ku saabsan diinta islaamka iyo qofka bini aadamka waxa looga baahanyahay inuu caabudo alle, waxaa inoo soo jeedinaya sheekh mustafa ismaaciil.

sheekh umal

Daawo: Muxaadaro Axkaamta Bisha Ramadaan (Sheekh Umal)

Halkan ka daawo fiidiyow ka hadlaya fadliga bisha ramaadaan iyo barkadeeda waxaa inoo soo gudbinaya sheekh Maxamed Cabdi Umal . ilaahay bishaa ramadaan khayrkeeda ha ina wada siiyo dhamaan muslimiinta aduunka meelkasta oo…

Masjidka-Isbahaysiga

Kulanka Tabliiqiyiinta ee Sanadlaha ahaa oo Sanadkan ay ka Soo Qayb galeen Kumanaan muslimiin ah oo ka kala yimi Wadamo Badan

Waxaa magaalada Hargeysa shalay kusoo gaba-gaboobay kulan diimeed ay ka soo qaybgaleen muslimiin lagu qiyaasay shan iyo toban kun oo qof, kuwaas oo ka kala yimid shanta qaaradood ee aduunyada iyo guud ahaan…

dirir

Muxaadaro: Sheekh Cumar Dirir "Xuquuqda ay isku leeyihiin Dumarka iyo Raga is Qaba"

Muxaadaradan oo ku saabsan xuquuqda  ay isku leeyihiin labada qof ee isqaba ayaa waxaa inoo soo jeedin doona sheekh Cumar Dirir oo isagu ah sheekh weyn oo caan ku ah tafsiirka quraanka. hadaba…

tartanka quranka

Gunaanadka Tartanka Qur’aanka Bisha Ramadaan iyo Wiil Yar oo ku Guuleystey “Hargiesa

Tartanka oo ay Shirkadda Dahabshiil Maalgelisay + magacyada 8-dii kaalmaha hore u galay 70 wiil oo tartamay iyo alaabmarinta ay kala heleen Hargeysa (Saraar Media)-Tartanka Qur’aanka Kariimka ah ee bisha Ramadaan sannad walba…

ramadan_2012_2

Guddida Wanaag-Farista Iyo Xumaan Reebista Oo Bilaabay Ololihii Ay Kula Dagaalamayeen Dadka Xaaraanta Kariya Bisha Ramadaan

Hargeysa, July 23, 2012 (Saraar Media) – Guddida Wanaag farista iyo Xumaan reebista  ee Somaliland ayaa shalay si rasmi ah ugu dhawaaqay inay bilaabeen ololihii ay Bisha Ramadaan kula dagaalami jireen Xarumaha Lagu…

Sh_-Umal

Axkaamta Bisha Ramadaan Sheekh Maxamed Umal Qaybta 1′aad

Daawada muxaadaro ku saabsan Barakada bisha ramadaan oo uu soo jeedinayo Sheekh Maxamed Umal, waxaan idiin soo gudbin doonaa muxaadarooyin kala duwan oo ka hadlaya barakada bisha ramadaan insha alaah

ramadaan

Maalinta Barito ah oo La Sheegey inay Ramadaan tahay Kow (Ramadaan Kariim)

Hargeysa, Khamiis 19 July,2012 – Bisha barakaysan ee RAMADAAN ayaa caawa noqonaysa kow, waxaana maalinta bari ah oo Jimce ah dunida Islaamka laga Soomayaa maalintii koowaad ee bishan Ramadaan. Dhalashada bisha Ramadaan ayaa…

sheekh mustafa

Qisas: Boqorrada Quraanku Tilmaamay- Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil

Qisas: Boqorrada Quraanku Tilmaamay- Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil waa muxaadaro aad muhiim u ah isla markaana ka waramaysa hogaamiyayaasha loo yaqaano boqorrada.

sheekh dirir

Daawo Qayb ka mid ah Tafsiirka Quraanka waxaa jeedinaya Sheekh Cumar Dirir

London (Saraar Media) maanta waa maalin jimce ah nala daawada qayb ka mid ah tafsiirka quranka oo uu noo soo jeediyo sheekh Cumar Dirir Illaah ha ka abaal mariyo inagana illaah ha inaga…

sh.mustafa

Daawo Muxaadaro: Halyeeyadii Muslimiinta Sh. Mustafa X. Ismaaciil

Saraar Media waxay idiin soo gudbinaysaa muxaadarada Jimcaha oo ku saabsan halyeeyadii muslimiinta iyo horumarka dadka islaamku sidii ay ugu horeeyeen wakhtigii hore . waxaa soo jeedinaya Sheekh Mustafa Ismaaciil

sheekh umal

Daawo: Muxaadaro “Tilmaamaha Qoyska Wanaagsan” Sheekh UMAL

Muxaadaro aan idiin hayno maanta oo jimce ah waxay ku saabsantahay Tilmaaha qoyska wanaagsan waxaana noo soo jeedinaya Sheekh Maxamed Macalin Cabdi Umal ilaahay ha ka jasai siiyo anagana ilaahay ha naga dhigo…

Saraar Media © 2008 All Rights Reserved

East African Media Centre

Designed by Saraar Media

Powered by Saraar Media